Archive for: July, 2010

Sheekh Shariif oo ku laabtay Muqdisho kana hadlay safarradii uu dibadda ku soo maray

Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh oo maanta dib ugu laabtay Muqdisho ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay xafiiskiisa ku sheegay in beesha caalamku ay diyaar u tahay inay xukuumaddiisa taageerto. “Beesha caalamku waxay diyaar u tahay inay gacan ka siiso dowladda sidii ay dalka ugu soo celin lahayd nabad iyo daganaasho, kaddib 20-sano oo [...]

Diyaar garowga Xuska Munaasabada 1-da August Oo Laga dareemaayo Magaaladda Garoowe

Magaaladda Garoowe ee caasimada Puntland ayaa si weyn looga dareemaaya u diyaar garowga munaasabada 1-da August oo ku beegan 12-sano guuradii kasoo wareegtay aas aaska Puntland. Dadweynaha ku dhaqan magaaladda Garoowe ayaa si aad ah u hadal haya xuska munaasabadaas oo lagu wadoo in maalinimada berito laga xuso gobolada Puntland iyadoo munaasabada ugu weyn lagu [...]

Daawo Mudaharaad Kale oo Borama Ka Socda Maalintii Labaad & Wararkii u Dambeeyey ee Boorama

Maalintii labaad magaalada Borama waxa ka socda mudaharaadyo si weyn loo soo abaabulay oo ay ka qayb qaateen Saladiinta Gobolka iyo Masuuliyiinta laamaha waxbarashada, Ganacsiga, Ururada Haweenka iyo Ardayda waxkabarata Jaamacada Camuud. Mudaharaadkan oo lagaga soo horjeedo dawlada cusub ee Somaliland ayaa waxa uu ka dhacay fagaaraha weyn ee Khayriyada Borama. Suldaan Saleebaan (Suldaanka Guud [...]

Caasimada Labaad ee Denmark oo Masjid Weyn Laga Furay (Daawo)

Magaalada labaad ee Ugu Weyn Dalka Denmark Århus, ayaa maanta waxaa si Official ah looga furayaa Masjidkii ugu Weynaa ee ay Somali yeelato, kaas oo loogu magac daray Markiska Bilal Masjidkaan oo ka Kooban Saddex Qeybood (Dabaq) & Dhul Banaan oo ay Caruurtu ku cayaarto, si taxadar ahna u xeeran ayaa noqonaya midkii ugu horeeyey ee noocan [...]

Hogaamiyaasha Beelaha Reer Sheikh Samaroon oo Soo Dhaweeyay Mudaaharadkii Dhacay

Hogaamiyayaasha Beelaha Samaroon ee Gobolada Awdal Iyo Selel ayaa si wayn u soo dhaweeyay una hambalyeeyay dadkii mudaharaadka Borama soo abaabulay.  Shirkan ayaad u eg in beeshu  diyaar u tahay inay xulato hogaan  ayna ismaamul gooni ah la sameysto, inkastoo jahwareer iyo cabsi ka muuqatay raggaa qaarkood markii shirkii dhamaaday. Suldaan Saleebaan Cali Ismaaciil oo [...]

Xawaalada Qaran ee Gaalkacyo oo La Dhacay

Galkacyo, July 31 – Kooxdaan oo sida la tilmaamay ku hubaysnaa baskoolado ayaa gudaha u galay xarunta xawaaladda subaxnimadii hore ee saakay, iyagoo isku ekaysiiyey macaamiisha shirkadda soona baal-maray illaaladii xaruntaas oo fadhiday kadinka hore ee laga soo galo xarunta xawaaladda. Dableydaan ayaa markii ay galeen xarunta isla markiiba isku laabay al-baabbadii xawaaladda, iyagoo rabbiineeyey [...]

Tahniyad Meher: Weriye C/qani Sh.C/laahi Irbad Iyo Marwo Xamdi Axmed Xasan Saaddle(Daawo)

Dadkan hoos ku taxan waxay tahniyad kal iyo laab ah gaadhsiinayaan meherka labada Lamaane- Qoyska Wiilka Aabe shiikh c/laahi irbad hooyo siraad boodhle bootaan Coll: mustafe sh c/laahi irbad Xaaskiisa iyo awlaadiisa Mukhtaar sh C/laahi irbad iyo xaasaskiia Qaasim sh C/laahi irbad Iyo xaaskiisa iyo carartiisa Nasra sh c/laahi irbad Siciid sh C/laahio irbad faadumo [...]

Mudaharaad laga soo horjeedo Siilaanyo oo ka dhacay Borama

Mudaharaad lagaga soo horjeeda maamulka cusub ee somaliland ayaa maanta ka dhacay gudaha magaalada Borama ee xarunta gobolka awdal,Mudaharaadkan ayaa waxaa uu ahaa mid iskii iskaga Bilaabmay, dadka mudaharaadayayna ,waxa ay u badnaayeen Dumar iyo dhalinyaro, Kuwaas oo ku dhawaaqayay raali kama nihi sida waasiirada loo qaybiyay,Cadaalad ayaan rabnaa, Mudahaaradkan ayaa ahaa mid aad u [...]

Waxgaradka Nabadeynta Ka Wada Galgala oo Bayaan Soo Saaray

BAAQ Hadaanu nahay Issimada, Cuqaasha iyo waxgaradka beesha Warsangeli ee deegaamada Haylaan iyo Galbeedka Bari waxaa kasoo baxay shirkayagii maanta oo taariikhdu tahay July 29, 2010 ka dhacay magaalada Dhahar qodobada soo socda: Waxaanu kasoo horjeednaa wax allaale iyo wixii nabada iyo xasiloonida Puntland wax u dhimaya meeshay doonaan haka yimaadeen, ciday doonaana ha ahaadeene; [...]

Arday Ka Qalin Jabisay Mac-hadka Tababarka Kalkaaliyayaasha Caafimaadka Gobolka Sool

  Machadka Tababarka Kalkaaliyayaasha Caafimaadka Gobolka Sool (Sool Institute of Health Science ayaa la furay sanadkii2008. Macahadka oo kakooban laba guruub oo qolona sanadkii kowaad ku jirto qolana samadkii sadexaad u baastay . Aya waxa lagu qalin jabiyaa sadex sanadood. Hadaba ardayda u baastay sanadka sadexaad ayaa shanta arday ee igu sareeya Machadka Tababarka Kalkaaliyayaasha [...]

War Saxafadeed: Dagaalka Karin iyo Colaada Galgala

Gollaha Qurbo-joogta reer Puntland ee (PDF) wuxuu aad uga xunyahay colaadda iyo dagaaladda ka aloosan bariga Puntland , gaar ahaan aaga Karin, Laag iyo Galgala. Puntland waxay ahayd goob ku caan baxday ganacsi, wada noolaansho iyo degenaansho, waxaana horumarkaas keenay nabadda taalay deegaamadaasi taas oo ay ka wada shaqayn jireen dadka walaalaha ah ee ku [...]

Back to Africa

The leaders assembled for the African Union summit in Kampala were sidetracked by the fight against terrorism but Egypt employed the occasion to revive traditional ties with the continent, writes Gamal Nkrumah For the past two weeks, the words “Kampala” and “terrorist bombings” have been synonymous. First there were threats of retaliation against Uganda by [...]

More Troops for Somalia, but No Peace to Keep

NAIROBI, Kenya — If there is one place on the African continent that could benefit from new thinking, it is Somalia, a country that has been mired in mutating forms of civil war for nearly 20 years. But that is apparently not, many analysts contend, what Africa’s leaders are prepared to give it. Instead, the [...]

Press Release:Northern Somali Unionist Movement (NSUM)

The Northern  Somalia Unionist Movement (NSUM) and the people of the regions of Sool, Sanag and Cayn (SSC) wholeheartedly welcome  Ahmed Mohamed Mohamoud (Sililaanyo)’s call for peace in the SSC regions on the occasion of his taking over as leader of the secessionist administration in parts of the NW region of Somalia. Siilaanyo needs no [...]

NSUM oo Siilaanyo u Jawaabtay (War Murtiyeed)

  Ururka NSUM isaga oo tixraacaya hadlakii warbaahinta ku soo baxay 7/27/2010 ee uu ku dhawaaqay Mr. Axmed Maxamed Siilaanyo, kaas oo xambaarsanaa farriin u gaara bulshada SSC. Waxuu ururku xusuusinayaa Mr. Siilaanyo, shacabka somaliyeed ee ku dhaqan gobolada Togdheer iyo W. galbeed ee hogaamiyaha u doortay iyo bulshada caalamkaba in Shacabka SSC nabad jecelyahay. [...]

Awdal oo Dowlad Goboleed in looga Dhawaaqo Wada hadal ka Socdo

Kulamo qarsoodi ah oo isdabajoog ah ayaa shalay iyo maanta ka soconaya xarunta Gobalka Awdal iyo Guriga Xoghaye ku xigeenkii hore ee Xisbiga UDUB ee gobalka Awdal Xuseen Mire Odawaa ayaa lagaga dhawaaqay qorsho loogu magac daray  “Awdal isku-tasho Project. ” 
Kulanka oo socday maalmo iyo saacado ayaa waxaa ka qaybgalya gole dhaqameedyada iyo gudiga [...]

Sabarey: “Siilaanyo khayr baan u Rajeynayaa” (Dhageyso)

Ku xigeenka Xaglatoosiye Cali Xasan Axmed Sabarey oo wareysi siiyey Horseed Media ayaa ka hadlay aragtida ay ka qabaan hadalkii ka soo yeeray Axmed Siilaanyo,kaasi oo ku wajahnaa in ay wadaan waan waan ay ku dhameyn doonaan arrimaha gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn. Cali Xasan Axmed Sabarey ayaa sheegay in wadahadal ay la galaan maamulka Somaliland [...]

Atam oo Sheegay in uusan Shabaab ka Mid ahayn (Dhageyso)

Hogaamiyaha Maleeshiyada Galgala Sheekh Atom wuxuu sheegay inaysan wax xiriir ah la lahayn kooxda al-Shabaab. Hogaamiyaha maleeshiyada lagu xiriiriyo inay u janjeerto al-Shabaab ayaa sheegay inaysan ka tirsanayn kooxda al-Shabaab. Sheekh Maxamed Siciid atom oo wareysi khaas ah siiyay Idaacadda VOA ayuu wuxuu ku sheegay inaysan jirin cid ka tirsan al-Shabaab amma ajaanib oo iyaga [...]

Ethiopia iyo WSLF oo heshiiyay

Jabhadda Soomaali Galbeed, WSLF, oo ka mid ah Jabahadaha la dagaallama Ethiopia, ayaa heshiis la gashay dowladda federaalka ee Ethiopia. Munaasbad ka dhacday Addis Ababa saaka, ayaa Wasiirka Federaalka ee Ethiopia wuxuu heshiis dagaalka lagu joojinayo uu la saxiixday Guddoomiyaha Jabhadda WSLF, Shiikh Ibraahim Maxamed Xuseen. Heshiiska qodobbadiisa ayaa waxa aka mid ah in Ethiopia [...]

Kaniisad Mareykan ah Oo Gubeysa Quraanka 11 Sept

Kaniisad ku Taala Gobolka Florida ee dalka Mareykanka oo ku caan baxday nacaybka Islaamka ayaa qorsheyneysa munaasabad ay ku gubayaan nuqulo ka mid ah Kitaabka Quraanka Kariimka iyagoo ku xusaya dhacdadii 11 Sep 2001. Kaniisadan oo lagu magacaabo The Dove World Outreach Center kunba taala Gainesville, Florida, ayaa ku soo bandhigtay website-keeda iyo bogoga kale [...]

Malaysia oo Gabdhaha Uureyda ah Dugsi u gaar ah u Furtay

Gobolka ka mid ha dalka Maleshiya ayaa ka fekeraya in ay sameyaan dugsi u gaar ah hablaha uurka qaada iyaga oo ana waxbarashada dhameysan taaso qayb ka ah sidii loo yareeyna lahaa tirada naxdinta leh ee caruuurta la iska soo qubayo. Wasiirka Guud ee goboolka Malacca , Mohamad Ali Rustam, ayaa sheegay sida ay ka [...]

Al Shabaab oo Sheegtay in ay Dagaal Kala Hortagayaan Ciidamada Somalia loo Soo Wado

Xili Maalmaha soo socda ay Muqdisho ku soo foolleeyihiin Ciidamo cusub oo ka socda Midowga Afrika ayaa Afhayeenka Al Shabaab waxaa uu sheegay in ciidankaasi ay ku soo dhaweynayaan dagaalo ay ku baabi’iyaan. Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab Sheekh Cali Max’uud Raage (Cali Dheere) oo shir jaraa’id qadka taleefanka ugu qabtay warbaahinta ayaa soo hadal [...]

Ciidamo Ka Soo Goostay Somaliland oo Puntland Ku Soo Biiray

Qaar ka mid ah ciidanka Somaliland ee fadhigoodu yahay degaannada Bariga Sanaag (Dhahar) oo watey Shan baabuur oo isugu jira afar baabuurta yaryar (Teknikada) iyo hal baabuur weyn (Xammuul) ayaa waxay u goosteen dhinaca Puntland, halkaas oo sida wararka aannu degaannadaas ka helnay xaqiijiyeen ciidankan iyo gaadiidkoodiiba galeen gudaha Puntland. “Gaadiidka ay wateen oo ka [...]

No survivors in Pakistan air crash

All 152 people on board a Pakistani plane have been killed after the aircraft plunged into the Margalla Hills near the capital, Islamabad. The interior minister said no survivors had been found as rescuers searched the site after the accident on Wednesday. “Nobody survived,” Rehman Malik told Express TV. The accident occurred as the plane was attempting to land [...]

Xildhibaano Laga Saaray Baarlamaanka Puntland

Saddex ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa maanta laga qaaday xilkii ay ku lahaayeen Baarlamaanka Puntland. Xildhibaanada xilka laga qaaday ayaa lagu soo eedeyey in ay wadeen waxyaabo ka dhan ah Puntland isla markaasna abaabulayeen dad kasoo horjeeda jiritaanka Puntland sida la sheegay. Fadhi ay maanta yeesheen Baarlamaanka Puntland ayaa cod aqlabiyad la qaaday [...]

Somaliland oo sheegtay inay waan waan ka bilaabi doonto Sool, Sanaag iyo Cayn

Madaxweynaha cusub ee maamulka Soomaliland Axmed Siilaanyo ayaa maanta ka hadlay dagaaladii ka dhacay deegaanada Sool, Sanaag iyo Cayn, asagoo sheegay in xukuumadiisa ay waan waan la geli doonto beelaha ku dhaqan gobaladaasi. Axmed Siilaanyo oo maanta ku dhawaaqay golihiisa Wasiirada, ayaa khudbadiisa kusoo qaatay in dowlada Somaliland ay dooneyso in si nabad ah ku [...]

Siilaanyo oo magacaabay golaha Wasiirada Soomaliland

Waxaa maanta xarunta Madaxtooyada ee Hargeysa golihiisa Wasiirada kaga dhawaaqay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo). Golaha wasiirada Soomaaliland ee cusub ayaa hada la magacaabay 26 xubnood oo ay ku jiraan 20 wasiir iyo 6 Wasiir kuxigeeno ah. Xukuumada cusub ayey ku jiraan sadex haween ah oo loo magacaabay Wasiiro iyo Wasiir kuxigeen. [...]

Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya Oo Ka Hadley Taageerada Midowga Afrika Uu Siinayo Soomaaliya

Wasiirka Arimaha Dibadda Dawladda FKMG Soomaaliya Mudane Yuusuf Xasan Ibraahi (Dheeg) ayaa si faah faahsan uga waramay shirkii Midowga Afrika ee ku soo gaba gaboobay magaalada Kampala ee dalkaasi Uganda iyo natiijada la taaban karo ee la sheegay in lagu taageerayo Dawladda Soomaaliya. Wasiirku waxaa uu sheegay in kulankii maalmahan Madaxda Afrikaanka uga socday Kampala [...]

Sharmake oo ka hadlay Galgala

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG ah ee Somaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa ka hadlay dagaaladii ka dhacay Buuralayda Galgala kuna tilmaamay in ay ahayd mid lagu doonayey in lagu wiiqo nabada iyo xasiloonida ka jirta deegaanada Puntland. Ra’iisul Wasaare Sharmake ayaa ku tilmaamay arin la yaab leh qaabka ay u higsadeen in ay carqalado ka sameeyaan [...]

Gaashaan oo Ka Warbixiyey Dagaalka Galgala ( Dhageyso)

Maxamed faarax Ciise (Gaashaan) oo ah Wasiirul Dawlaha Maamul wanaaga Puntland ayaa Maanta qabtay shir jaraa’id uu tafaasiil kaga bixinayo.. Dagaalkii shalay dhexmary ciidamada Puntland iyo kooxda Shiikh Attam.. Gaashaan ayaa sidoo kale sheegay in la magacaabay guddi 9 xubnood ah oo ka kooban wasiiro, kana shaqayn doona wacyi gelinta bulshada reer Puntland Related items [...]

Shiikh Shariif oo Soo Dhaweeyey Go’aamadii AU

Sheekh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynaha Soomaaliya  ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay Magaalada Kampala waxa uu ku sheegay inuu soo dhaweynaayo go’andii ka soo baxay Shir Madaxeedka Afrika ee la soo gabagabeeyay. “Waxaan soo dhaweynayaa Go’aanadii  ka soo baxay Shirkii Madaxda Afrika ee lagu soo gabagabeeyay Magaalada Kampala ee Dalka Uganda” ayuu yiri Madaxweynaha [...]

Jaamac Ducaale oo Geeriyooday

Jaamac Ducaale oo kamid ah xubnihii ay Ciidamada Dowlada Puntland ku qabteen dagaaladii shalay ka dhacay deegaanka Karin ee koonfurta magaalada Bosaaso, ayaa la sheegay inuu u geeriyooday dhaawacii soo gaaray. Jaamac Ducaale oo kamid ahaa xubna dagaalkaasi ka qeyb qaatay kana mid ahaa hogaamiyaasha Maleeshiyaadka ka amar qaata Shiikh Maxamed Siciid Atam, ayaa waxaa [...]

Mo Farah oo Ku Guuleystey Billadda Dahabka ee Orodka 10,000m.

Mohamed Farah oo asal ahaan ka soo jeeda dalka Soomaaliya isla markaana haysta dhalashada dalka Britian ayaa helay billadda dahabka ah ee orodka dheer 10,000m ee cayaaraha fudud ee horyaalka wadamada Yurub ee lagu qabtey magaalada Barcelona ee dalka Spian. Mo Farah ayey ku qaadatay in uu ordo 10,000m waqti gaaraya 28 daqiiqo iy 24.99 [...]

Diyaarado Dul Heehaabaya Hawada Boosaaso iyo Galgala & Wararkii ugu Dambeeyey Deegaanka

Waxaa magaalada Boosaaso iyo degaanada ku xeeran oo ay ku jirto degaanka Galgala laga maqlayaa illaa xaley diyaarado guuxoodu dheer yahay oo dul maraya kuwaasi oo dadku ku tilmaameen kuwa basaas ah. Saacadihii u dambeeyey ayaa guuxa diyaaradahan uu isa soo tarayey iyadoo ay shaley dagaalo u dhexeeyey ciidamada dowlada Puntland iyo kuwa Xarakada Shabaab [...]

Maakhir waa qayb ka mid ah Puntland

Nin kasta oo Reer Maakhir ah oo ku dagaal geliya Dhalinyarada degaanka  mabd’a  laga  soo xawilay meel kale  oo ah dhagax ku wada dil labo shimbirood oo ka dhigan Harti iyagu ha isku dhanmaadeen wuxuu danbi ka galay dadka iyo degaanka taariikhda u lahaa in ay nabad kula noolaadan walaalahooda Harti galbeed iyo bari,ahaan jirayna [...]

Senegal Oo Ciidan U Direysa Muqdisho

wadanka Senegal ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay in ciidan u soo dirto dalka Soomaaliya. Madaxweynaha dalka Senegal Abdoulaye Wade oo ka hadlaayay gaba gabadii shir madaxeedka ururka Midowga Afrika ee ka soconaaya magaaladda Kampala ee caasimada dalka Uganda ayaa sheegay in wadankiisa uu ciidan u diraayo Soomaaliya hadii laga codsado. ”…Hadii ururka Midowga [...]

Puntland forces clash with Al Qaeda-linked militia

HARGEISA, Somalia — Fierce fighting broke out Monday between the forces from the Somali breakaway state of Puntland and an Al Qaeda-linked militia, officials said. Security officials said at least three Puntland soldiers died while Puntland President Abdirahman Mohamed Farole claimed that 13 rebels were killed in the clashes that erupted near Galgala in western [...]

Saado Cali oo laba Milyan dollar la dul dhigay

Fanaanadda weyn ee Saado Cali Warsame ayey Xukumadda Somaliland yaboohday inay siin doonto lacag dhan laba Milyan oo dollarka Mareykanka cidii khaarijisa,sidaasi waxaa lagu gorfeeyay shir laga yeeshay dagaalada ay goboladda SSC ka wadaan xoogag hubeeysan oo si weyn uga soo horjeeda gooni isu taaga Somaliland. Maamulaha Dahabshiil Abdi Rashiid Mohamed Ducaale ayaa la xaqiijiyay [...]

Madaxweynaha Puntland oo Ka Hadley Dagaalkii Maanta Ka Dhacay Tuulada Karin

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa maanta saxaafadda kula hadley caasimadda Puntland ee Garoowe, Madaxweynaha ayaa faahfaahin ka bixiyey dagaal saakey waaberkii ka dhacay tuulada Karin oo 40km u jirta magaalada Bosaso isla markaana kaga beegan dhanka Koonfureed. Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in Puntland lagu soo duuley oo ay ku soo duuleen Argagixiso caalami [...]

ciidamada somaliland oo nin safar ahaa ku dilay bar kantarool oo ku yaala bariga magaalada laascaanood

ciidamada somaliland ayaa dil toogasho ah ku dilay oday safar ahaa oo ka yimi magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan Odaygan oo lagu dilay kontaroolka bari ee loo yaqaan maraaga ayaa lagu furay rasaas gaari mark2 uu saarnaa odaygan oo u socday magaalada hargeysa oo uu ka soo dagayay wiil uu dhalay oo dibadaha ka [...]

Xukumada PL oo ansaxisay xeerka gudiga dorashoyinka

Xukuumada Puntland oo maanta 19 July, 2010 isugu timid kulankooda Isniin-laha ahaa ayaa cod buuxda ku ansaxisay xeerka Guddiga doorashooyinka KMG ah kaasoo maalmahaan doodiisu socotey. Kulnakaan oo uu shir Guddoominayey Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiraxman Maxamad Maxamud “Farole” ayaa waxaa golaha Xukuumada sharaxaad ka siiyey Wasiiru dowlaha Dastuurka Dr. Jimcaale. Xeerkaan oo la horgeyn doonaa [...]

Go’aamadi ka soo baxay Shirweynihii labaad ee NSUM laguna qabtay dalka Mareykanka

Shir  weynihii  labaad ee ururka NSUM ee lagu qabtay magaalada Minneapolis Gobolka Minnesota,  ee dalka maraykanka, maalmihii Sabtida iyo Axada ee July 17/18, 2010, oo ay  ka soo qayb galeen Gudiga fulinta NSUM oo ka kala yimid aduun weynaha dacaladiisa, xubnaha ururka NSUM ee  Minnesota,  iyo wafuud NSUM  oo ka kala timid gobolada North America,  [...]

Azhari Xidig Somaliyeed oo Somali ka Baxay [Taariikh]

Axmed Cumar Azhari wuxuu ka mid noqday mas’uulintii wasaaradda warfaafinta ee dalka Soomaaliya, isagoo muddo dheer ahaa agaasimihii waaxda qoraallada iyo wargeysyada, xilkaasoo uu hayey ilaa burburkii xukumadii dhexe ee dalka Soomaaliya 1991. Axmed Cumar Azhari wuxuu xilligii dawladdii Kacaanka ka mid noqday xildhibaanadii Golaha Shacabka (Member of Parliament). Waxa kaloo uu soo noqday Guddomiyihii [...]

Sawirka Geedi oo Lagu Soo Daray Sawirada Dadkii Kampala Qarxiyey

Booliska dalka Uganda ayaa soo bandhigay muuqaal ay farsameeyeen islamarkaana ku sheegeen in ay yihiin raggii ka dambeeyay qaraxyadii ka dhacay magaalada Kampala ee geystay khasaaraha faraha badan. Muuqaaladan ay soo bandhigeen boolisku ayay ku cabireen madaxyo go`an oo la aqoonsan waayay oo ay ka heleen goobihii ay qaraxyadu ka dheceen. Raggan ay muuqaaladooda soo [...]

Tamaad oo Guulo ka Sheegtay Dagaal ka Dhacay Widhwidh

Col.Yaasiin Cali Tamaad oo ka mid ah saraakiisha gobolada Sool, Sanaag iyo cayn ee Puntland oo wareysi siiyeyIdaacada  Horseed ayaa sheegay in dagaalkaasi ay qaadeen ciidamadooda  isla markaasina khasaaro culus uu dhashay. “…Ciidamada Somaliland waxaa ka dhintay dad fara badan,maxaabiis,baabuur la qabtay iyo kuwo la gubay ayaa jira…”,ayuu yiri. Wuxuu intaa ku daray in Ciidamo [...]

Hablaha SSC

Photo Gallery

Log in |