Published On: 6 July 2010 2:59 am

Sidee looga xusay 1-Luulyo Oslo, Norway?

Soomaalida ku dhaqan dalka Norway, gaar ahaan caasimadda Oslo ayaa si weyn ugu dabaal-dagay munaasabadda 1-Luulyo, iyadoona ay xafladaasi oo ka dhacday xaafadda Grønland kasoo qeyb galeen boqolaal Soomaali ah.
Sawirada
Deeq C/laahi