Saado Cali oo laba Milyan dollar la dul dhigay

Published on July 26, 2010 by admin

Fanaanadda weyn ee Saado Cali Warsame ayey Xukumadda Somaliland yaboohday inay siin doonto lacag dhan laba Milyan oo dollarka Mareykanka cidii khaarijisa,sidaasi waxaa lagu gorfeeyay shir laga yeeshay dagaalada ay goboladda SSC ka wadaan xoogag hubeeysan oo si weyn uga soo horjeeda gooni isu taaga Somaliland.

Maamulaha Dahabshiil Abdi Rashiid Mohamed Ducaale ayaa la xaqiijiyay inuu labada Milyan oo dollar bixinaa.
Abdi Rashiid dhiigshiil wuxuu Saado Cali Warsame ku sifeeyay fidno ka shidaal qaadata Madaxweynaha Jibouti Ismael Omar Gelleh.
” Cidna kama baqno,waar wiilkii tan la leeyahay Saado khaarijiyo labada Milyan ee dollar haka qaato halka xafiiskeena dahabshiil ugu dhaw maxaa yeelay waa kansar,kansarkuna waa la jaraa”ayuu yiri Abdi Rashiid dhiigshiil.
Saado Cali Warsame oo la filayo inay todobaadkaan bandhig faneed ka sameeyso dalka Sweden ayaan la ogayn sida amaankeeda noqon doono .
Saado Cunaabi maaha qof baqa,waxay heeso aan gambasho lahayn ku qaaday kacaankii 21 sano ee Mohamed Siyad Barre oo xabsi geliyay,kuna xakumay toogasho.
Cunaabi waxay u hiilisay bulshada ku nool Somaliland gaar ahaan Isaaqa oo sanadihii 1988 si xun loogu garaacayay madaafiic laakiin sida muuqata Isaaqa uguma abaal gudin kaalintii ay ka mudneed.
Isaaqa oo Somalida u taqaan gobta bulshada ku hadasha afka Somaliga waxay ceebtoodu tahay sanafaad iyo seef la boodnimo ay ku milan tahay dulqaad xumo taas oo ku qasabta inay qofkii ay qalad yar ka tirsadaan iskugu tagaan ,iyagoo aan dib u xasuusaneyn wanaagii uu hore ugu sameeyay.
Isaaqa waxaa lagu sheegaa inay 85% yihiin dad cunsuriyada madax martay inkastoo ay ka mid yihiin dad wanaagsan oo taariikhda bulshada ku hadasha afka Somaliga kaga jira baal dahaba
Saado waxay ka dhalatay beesha Dhulbahante waxayna soo saartay heeso caro geliyay dadka u dhashay beesha Isaaq qaarkood taas oo ay ku laashay gooni isu taaga Somaliland.
Heesaha Saado ee Isaaqa gaar ahaan Habar jeclo ay ka qeeyliyeen waxaa ka mida DALQURA,DARWIISH IYO LIBDHIMEYSO LAASCAANO.
Qorshaha cusub ee Isaaqa ay ku yabooheen khaarijta Saado waxaa la rumeeysan yahay inay sii kordhin doonto xiisadaha iyo isnaceybka ka dhex qarxay Dhulbahantaha iyo Isaaqa.

Posted by admin on Jul 26 2010. Filed under Maxaa Cusub. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

7 Comments for “Saado Cali oo laba Milyan dollar la dul dhigay”

  1. Ka naxoow nafta waa Nuurkii soo baxaayay saado calina waa Fanaanad Qaran oo ay somali oo dhan ilaashato lakin waxaan dhihi lahaa dadka u tashaday Saado cali oo ku sifaynayaa waa bisad….
    Bisaduna Qofkii abaal u gala ma gudo ee isaga ayay dib u Qaniintaa
    Sida xaqiiqda ah Saado shalay waxii ay dartood Dhibta u maraysay waa Cabashadii ay Tabanayeen Gobolada Hargaisa iyo Burco Maantana mid tii lamid ah ayay Saado aragtay waxana dhihi karaa waa Qof xaq jecel Necebna Xaq darada markaa Qofka noocaas ahna ilahay ayaa ilaashada
    Noolow Saado cali warsame Jir oo Joog Cadowgaa Ha jabo

  2. mohamed jaamac

    akhyaarat dhamaantiin waad salaamantihiin aniga waxan aniga waxaan aaminsanahay saado cali inaan qofna wax yeeli karin sabaabtoo aah saado waa qof soomaaliyeed ,heeseheeduna badana waxay ku qimaysanyihiin bulshada somaliyed. waana qof qaran, waxaana loo bahan yahay intaakuleeyo ee mahan in layiraahdo waan dilaynaa.
    mohamed jamac from uk

  3. proff.A/sallaan

    akhyaarta sharafta leh waad mahadsan tihiin aniga wxaan aaminsanhay in saado cali aan qofna taaban karin maxaa yeelay waa fanaanad caan ah oo ay ilaashanayaan shicibkeeda iyo dadka taageera cid walba halahaadeen laakin waxaan umalaynayaa warkan waa is kadacaayad
    proff.A/sallaan from k.s.a

  4. deeqa warsame

    are dhuusada iska leexiya saado waxba kama qaadeysaane saado waa qaran somaliyeed hadaba ka daran kuwaysoo wado lixdankii tegey iyo qaar kaloo badan tan kale saado cali waa gabadh somali oo dhan dhinac taagan tahay siyaad bare markey u qaadey heesaha ee ay adiga kuu hiilineysey ma iloowdey mise umulo baa tihiin umushaa ilooowda xanuunkii fooshee??
    saado cali nooloow libaax baabulaa geeska kaa jiraa oo kugu geydaarane

    • said cali warsame(bullo)

      walaalayaal waan idin salaamay, saad udhantihiin,waxaan idinka codsanayaa, inaadan buubuunin hadal nin shaqsiya yidhi,ila ma,aha mana noqoneeyso, in saado, isaaqa oo dhan u tashadaan,iyadoo sabab looga dhigaayo gooni isu taagii soomaliland bay meel uga dhacday,walaalayaal, dab shidid demintiisa wey adkaan markuu idimo yeesho, daaya,buunbuuninta warkan,saada ilaaheey abuurtay ayaa ilaashanaya, waana ushii (soomaaliweyn)iyo tan ummadda somaliland, e nabada jecel.

  5. ssc girl

    saado waan ku salaamay eedo maasha allah waxaad tahay gabadh somaliyeed oo aad u jecel somalinimada saado cadawgaa ciida hoos teeda cimrigaa kar ha ahaado qaaali,
    somali oo idil adigay sintaadiyo
    sabarkaaga joogaan kaa suuli maayaan
    kaa seexan maayaaan saado waan ku sidaynaa
    we love you
    saado cali watsame viva

  6. ismahaan

    walaalayaal fanaanadda ka mey dhalan dhulbahante kaliya ee waxay ka dhalatey soomaaliyoo dhan waa fanaanad qaran waa fanaanad soomaaliyeed marka ninka waxaa yidhi ama dadka waxaa qoray waa dad maan gaab ahaa oo aan caqligooda ku filneyn nin kastaa wakhtigiisa ayuu dhintaa ciddi waxba kama qaadeyso saado cali, ninka saado cali saxar gaadhsiiyaa isagaa u maqan ninka dilaa intaanu ina adeerkii dilin ayuu ina adeerkii dili, ka naxoo nafta waa saado cali noolow somaliland ka ma madhna waa u bah ayey.

Leave a Reply

We have to check every comment before we can allow it to be published. But don't worry, we've got a team on it 24/7 - so check back soon! Please note that we cannot publish all comments received. The editor's decision is final. Please note that your email address will not be displayed next to your comment.

Hablaha SSC

Photo Gallery

Log in |