Tahniyad Meher: Weriye C/qani Sh.C/laahi Irbad Iyo Marwo Xamdi Axmed Xasan Saaddle(Daawo)
Dadkan hoos ku taxan waxay tahniyad kal iyo laab ah gaadhsiinayaan meherka labada Lamaane-
Qoyska Wiilka
Aabe shiikh c/laahi irbad
- hooyo siraad boodhle bootaan
- Coll: mustafe sh c/laahi irbad Xaaskiisa iyo awlaadiisa
- Mukhtaar sh C/laahi irbad iyo xaasaskiia
- Qaasim sh C/laahi irbad Iyo xaaskiisa iyo carartiisa
- Nasra sh c/laahi irbad
- Siciid sh C/laahio irbad
- faadumo sh c/laahi irbad
- c/salaan sh c/laahi irbad
- C/raxmaan sh c/laahi irbad
- c/risaaq sh c/laahi irbad
- c/ sitaar sh c/laahi irbad
- Naciima sh c/laahi irbad
- nafisa sh c/laahi irbad
- Xasan faarx irbad
- cismaan xuseen carab
- boodhle bootaan
- sarhara boodhle bootaan
- C/raxmaan mustafe c/laahi irbad
- c/rashiid mustafe c/laahi irbad
Qoyska gabadha
Hooyo Saynab jaamac saadle
- awoowe jaamac saadle
- Jabarti axmed xasan saadle
- Daa’uud axmed xasan saadle
- Max’ed jaamac saadle xaaskiisa iyo awlaadiisa
- Xabuush jaamac saadle
- Xasan jaamac saadle
- Qase xasan saadle
- asad xasan saadle
- Isir xasan saadle
- Nuura jaamac saadle
Asxaabta
C/samed kayse maxuud xaaskiisa iyo caruurtiisa
- C/qani ismaaciil goox xaaskiisa iyo caruurtiisa
- max’ed daahir Yuusuf (saalim) iyo xaaskiisa
- faysal jaamac aadan xaaskiisa iyo caruurtiisa
- axmed cali faarax xaaskisa iyo caruurtiisa
- faarax iidle cali
- max’uud saleebaan iidle
- mukhtaar siciid xaashxaash
- jaamac cali barre
- Nasro c/risaaq axmed
- axmed cawil jaamac iyo xaaskiisa
- Abshir c/laahi maxe’d
- maxed baashi khaliif
Dhamaan dadkan oo kala jooga dalka dibadiisa iyo gudahiisa Waxay tahniyad meher u dirayaan
Mud: C/qani Sh c/laahi irbad & Mrwo:Xamdi Axmed Xasan Saaddle, oo Meherkoodu ka dhacay Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool maalinimadii taladada taariikhduna ahayd 27/ july 2010.










