Date archive forAugust, 2010
By Taleex Media On Tuesday, August 31st, 2010
0 Comments

Basas lagu qarxiyay magaalada Muqdisho

Laba bas oo ah nooca loo yaqaan BL-ka islamarkaana ay saarnaayeen dad shacab ah ayaa lagu qarxiyay wadada dheer ee warshadaha, kadib markii miino lagu aasay wadadaasi ay haleeshay. Khasaarooyin isugu jira dhimasho More...

By Taleex Media On Tuesday, August 31st, 2010
0 Comments

Uganda oo Somalia u Direysa 10 Kun oo Asakari Haddii Dhaqaalaha Laga caawiyo

Dowlada Uganda ayaa daboolka ka qaaday inay Somalia u dirayso 10,000-askari oo ku biira ciidamada AMISOM oo dagaal ay ku difaacayaan DF kula jira Xisbul Islam & Al-shabaab oo doonaya inay xukuumada afgambiyaan. Taliyaha More...

By Taleex Media On Monday, August 30th, 2010
0 Comments

Geeri Naxdin Leh: Tacsi Ku socota Qoyska Reer Gurxan

Waxaa Magaalada Laascaanood ku Geriyooday Alle Ha u naxariistee  Maxamed Faarax Gurxan oo ka mid ahaa odayaasha degaanka Falaydhyaale ee gobolka Sool. Marxuumka ayaa lagu aasay magaalada Laascaanood waxaana ilaahay More...

By Taleex Media On Monday, August 30th, 2010
0 Comments

Somali presidential palace shelled

Four African Union (AU) peacekeepers have been killed in Mogadishu, the Somali capital, after al-Shabab fighters fired a mortar at the presidential palace. “A mortar was fired at one of our positions, and More...

meyd_la jiidayo
By Taleex Media On Monday, August 30th, 2010
0 Comments

4 Askeri oo Ka Tirsan Ciidanka Amisom oo La Diley

Kadib markii Hoobiye ku soo dhacay xarunta madaxtooyada ee Villa Somalia ayuu galaaftey 4 askeri oo ka tirsanaa ciidanka AMISOM, waxaana ku dhaawacmey 8 kale. Afhayeenka ciidanka Amsiom Barighye Behuko ayaa xaqiijiyey More...

By Taleex Media On Monday, August 30th, 2010
0 Comments

Codsiga Somalida Ehelkooda Doonya oo Finland ku Batay

Sanooyinkan u dambeeyey waxaa sare u kacay tirada araajida somalida ku nool Finland ku doonayaan in eheladooda loogu keeno. Korarka tirada ayaa lix jibaarmay afartii sano ee u dambeysay,ku dhawaad 5,000 oo codsi More...

By Taleex Media On Monday, August 30th, 2010
0 Comments

GARAAD MAYA… GOGOL LABAAD

Go’aankii shirkii Nairobi, ka dib markii lala soo jibaaxay Gacanka Carabta iyo Afrikada Bari, waxaa la keenay gogol uu Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil u fidiyey Isimada SSC kana kooban 14 xubnood.  Fadhigii u More...

By Taleex Media On Monday, August 30th, 2010
0 Comments

SHiikh Shariif: ” Naga Soo Gaara Al Shabaab iyo Al Qaacida,War Hanagu Eeganina”

Iyada oo maanka lagu hayo weerarkii isqarxinta ee lala eegtay Hotel Muna 24-kii August 2010, oo galaafatay nolosha dad Soomaaliyeed oo rayid ah oo gaaraya 30 qof, oo ay ku jiraan afar xildhibaan. Madaxweynaha Dowladda More...

By Taleex Media On Monday, August 30th, 2010
0 Comments

Wakiilkii Ethiopia u Fadhiyey Hargeysa oo Isaga Baxay

Wararka laga helayo magaalada Hargaysa ee Xarunta Maamulka Somaliland ayaa ku soo Waramaya in Wakiilkii  Itoobiya joogay Maamulka Somaliland uu isaga baxay magaalada Hargaysa isagoona gaadhay magaalada Addis Ababa More...

By Taleex Media On Sunday, August 29th, 2010
0 Comments

Maleeshiyo-beeleed Ku Dagaalamay Koonfurta Mudug

Ugu yaraan 10-qof ayaa ku dhintay dagaalo beeleedyo mar kale ka qarxay koonfurta gobolka Mudug, gaar ahaan deegaanada Camaara iyo Bacaadweyn, iyadoo ay ku dhaawacmeen in ka badan 16-qof oo ay dad shacab ah ku jiraan. Dagaalkan More...