Published On: 8 August 2010 5:19 pm

Tahniyad Meher oo Ku Socota Mudane Siciid Yuusuf Ciise iyo Marwo Faadumo Axmed Aw Cabdi

Anagoo kala ah dadka ay magacyadoodu hoos ku qoran yihiin waxaan tahniyad halkan uga direynaa Mudane Siciid Yuusuf Ciise iyo Marwo Faadumo Axmed Aw Cabdi oo Maherkoodu Maanta (8.8.2010) ka dhacay Magaalada Nairobi.

Hooyo safia saleb ahmed
Eedo shukri cise abdi
Eedo basra cise abdi
deqa xine xiiray
deqa Abdi timir
canab cali dheere
Nimco yusuf ciise
Nasra yusuf ciise
samsam maxamed abdi
fadumo Abdulahi Abdi
fadumo maxamed warsame
Adeer Abdilahi (caananuug)
Maxamud muse (Dhegawayne)
saleban Abdimir
mustafe yasin
maxamed Abdi du,ale
Abdilahi qalinle
maxamed aadan (shiine)
Abdirahman maxamed jama (ishabarta)
Ali Abdirahman Ali (Ali lugyar)
Abdiqadir maxamed Abdi (muzay)
xasen maxamed Abdi
Ali yusuf cise
ridwaan maxamed jama
Abdisalan gawdhan
pro jama dahir xasan
Aadan cumar cali (totti)
Abdirashiid maxamed ciise (ciise Ganbayare)
Abdirizak khaliif jama (Darwiish)

Dhamaan dadkaasi  waxa ay tahniyad kal iyo laab ah u dirayaan mudane Siciid Yusuf ciise iyo Marwo Faadumo Ahmed Aw Abdi oo maanta meherkoodu ka dhacay magaalada Niarobi/kenya

waxaanu leenahay noqda kuwii arooskooda ku gaadha bash bash iyo barwaaqo

Aamiin Aamiin Aamiin

Waxaa isku Soo Dubariday Cabdirisaaq Khaliif Jaamac ( Darwiish)

Displaying 1 Comments
Have Your Say
  1. abdirahman k'nan says:

    waxaan uhambalyeenayaa siciid yuusuf iyo marwo faadumo axmed oo meherkoodu maanta ka dhacay magaalda nairobi waxaan kaloo hambalyo udirayaa sida qaabaysan ee wanaagu kujiro uu agaasimaha webka taleexmedia usoo habeeyey muuqaaladan