Boocamenews.com oo Hawada Soo Galay
Shabakadda Boocame News (Boocamenews.com) ayaa hawada waxaana ay ugu bishaareynayaan hawlwadeenada shabakadaasi in ay idinka haqabtiri doonaan wararka iyo faalooyinka mandaqada SSC iyo guud ahaanba Somalia. Booqo Boocamenews.com












