Published On: 19 August 2010 9:21 pm

Sh Maxamed Cabdi Umal oo war ka soo saaray qoraal lagu faafiyey Al jazeera.net (Akhri)

Nairobi:-Shiikh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu qoraal ka soo saaray war dhawaan lagu faafiyey Al jazeera.net Warka Shiikh Umal oo ah qoraal kooban ayaa waxa uu kaga waramay wax dhabta ah ee ka jira qoraalka uu wariye Cabdiraxaan Sahal ku daabacay Al-jazeera.net, iyo bal wixii dhexmaray Shiikh. Maxamed Cabdi Umal iyo Wariye Cabdiraxmaan Sahal

Qoraalka Shiikh Maxamed Cabdi Umal ayaa nuqul  ka mid ahi uu soo gaaray Taleex Media.

Qoraalka Shiikh Maxamed Cabdi Umal Hoos ka daalaco

Qoraalkii uu Wariye Cabdiraxmaan Sahal ku qoray Aljazeera.net  Halkaan ka fiiri

Aljazeera: Shidaalka Puntland

BBC: Shidaalka Puntland

Videos