Ciidankii Horay SSC u aaday oo dib ugu soo laabtay puntland
Xeradda Ciidanka ee 54-aad ee ku taala duleedka magaalo madaxda Puntland ee Garoowe ayaa waxaa ku soo xaadiray saaka waabarigii ciidan gaadhaya ilaa 67 askari oo horay uga tisanaan jiray Ciidamadda daraawiishta More...
Universal TV oo Galay Xaalad Cakiran ( Iscasilaado Hor Leh)
ASAD MAHDI ABUUKAR Oo ah (AGAASIMAHA BIRMINGHAM U.K AHAANA AGAASIMAHA GUUD EE SHAQAALAHA UNIVERSAL TV (XAFIISKA MIDLANDS/ BIRMINGHAM UK ) Ayaa caawa (28.08.2010) isna kaga dhawaaqay Magaaladda London ee Cariga More...
Dood Cilmiyeed ku saabsan hanaanka waxdhigidda cusub oo lagu soo gaba gabeeyay Jaamacadda Nugaal ee Laascaanood
Waxa maanta lagu so geba gabeeyay hallka shirarka ee Jaamacadda Nugaal University ee Laascaanood dood cilmiyeed ku saabsan habka wax dhigidda cusub ( New Teaching Methodology) waxana soo jeediyay oo facilitator More...
Madaxweynaha dowladda Puntland oo booqasho ku tagey Burawadal
Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamad Farole iyo wafti uu hogaaminayo ayaa galabta booqasho ku tagey degaanka Burawadal oo ka tirsan gobolka Sool. Madaxweynaha Puntland oo socdaalkiisa ahaa mid kormeer ah More...
Raysalwasaare Sharma’arke Oo Sheegay In La Sugaayo Amniga Xildhibaanada
Raysalwasaaraha Dawladda Federaalka ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa ka hadlay kulan shalay magaaladda Muqdisho Golaha Wasiirada Xukuumada oo ay kaga hadleen arrimo dhowr ah. Wuxuu sheegay More...
Dasturka cusub ee Somalia oo lagu soo bandhigey Garowe
Munaasabad oo uu goob joog ka ahaa Madaxweynaha Puntland Cabdiraxman Maxamad Maxamud “Farole”, saraakiil ka tirsan hay’ada UNDP, Wasiiro , mudanayasha Barlamanka Puntland kuwaasoo uu hogaaminayey More...
Go’aamadii ka Soo Baxay Shirkii Beesha Guuleed Garaad(Barkad)
Kadib markii ay beeshu shir isugu timid taariikhdu markay ahayd 15-22/08/2010 kana soo qayb galeen Dhamaan wax garadka beesha sida Garaadka,,Cuqaasha,Ganacsatada,Aqoonyahanka,Culimada,Dhalinyarada,Haweenka iyo dhamaan More...
Siilaanyo oo jagooyinkii Xukuumadiisa ku safay beeshiisa Habar Jeclo
Liis uu soo saaray Madaxweyne Siilaanyo ayuu ku magacaabay 23 jagooyinka dowladda taas oo sagaal ka mida,kuna asteeysan xilal waaweyn ay yihiin beesha uu ka dhashay ee Habar Jeclo. Taliyaha Sirdoonka ,Taliye ku More...
Agaasimahii UNIVERSAL TV ee Qaaradaha Afrika iyo Asiya oo is casilay
Waxaa ku dhawaaqay inuu iska casilay guud ahaan Shaqadii uu ka hayay UNIVERSAL TV , Agaasimihii Qaaradaha Afrika iyo Asiya , ahna u qeybsanahii dhanka Ganacsiga iyo Suuq-geynta ,ahaana Wakiilkii Telefishanka u More...
Madaxwayne ku xigeenka Puntland: ” Qarax Ayey Miciin Bideen Aragagaxisadu”
Madaxwayne ku xigeenka Puntland Cabdi Samad Cali shire ayaa sheegay in Ciidama dheeraad ah ay geeyeen deegaanka Galgala ee Gobalka bari halka oo horay ugu sugnaayeen ciidama ka tirsan Maamulka Puntland oo dagaal More...






