Shirkii Golaha Xuquuqal Insaanka ee QM iyo Qararkii lagasoo Saaray
29-kii Sebtember iyo 1 Oktoobar ee ina soo dhaaftey Golaha Xuquuqal Insaanka ee Qaramada Midoobey oo fadhigiisu yahay magaalada Jeneefa ee dalka Swisska waxaa lagu qabtey kulamo aan caadi aheyn oo lagu qaadadhigayay arrimaha More...
Sh Mustafe Xaaji Ismail oo muxaadarooyin silsilad ah ka bilaabay Hargeysa (Daawo Muxaadardii 1aad
Sh Mustafe Xaaji Ismail oo ka mid ah Culumada sida weyn looga yaqaan dalka Gudahiisa iyo Dibada ayaa waxaa uu muxaadarooyin silsilad ah ka Bilaabay masjidka Cali Mataan ee magaalada Hargeysa ee xarunta S/land. Sh More...
11-qof oo ku dhintay duqeyn ka dhacday Muqdisho
Ugu yaraan 11-qof ayaa ku dhintay laba madfac oo ku dhacay suuqa Bakaaraha, qaybta lagu iibiyo qudrada, iyadoo ay ku dhaawacmeen 20-qof oo kale oo la sheegay inay qaarkood ahaayeen xamaaliyaan, ayna gaareen dhaawacyo More...
Barlamanka oo mar kale isku mari waayay ansixinta xubnaha gudiga Dastuurka
Mudanayaasha barlamanka KMG Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho ayaa mar kale ku kala dareeray oo dib u dhigey ansixinta Xubno ka tirsan gudiga Madaxa banaan ee dastuur More...
Ujeeddada Rasmiga ah ee Weerarkii Oog oo la Shaaciyey
Warar Rasmi ah oo aanu ka helnay Magaalada Buuhoodle ayaa sheegaya in weerarkaasi ay qaadeen koox dhalin yaro ah oo ay isku hayb yihiin dhalinyaro laga qafaashay magaalada Widhwidh bishii May xilligaas oo ay soo More...
Go’aan ka Soo Baxay Golaha Hogaanka Beesha Axmed Garaad (Sawiro+Cod )
Hogaanka Dhaqanka ee Beesha Axmed garaad (Dhulbahante) ayaa soos aaray go’aamo ku socda cuqaasha iyo isimadda Dhulbahante. Dhageyso Go’aamada Hogaanka Axmed Garaad Audio clip: Adobe Flash Player (version More...
Islii,Qashin,Qaxooti,Al-Shabaab & Burcad Baddeed (Dhageyso)
Xaafada Somalidu ku badan tahay ee Nairobi ee loo yaqaano Islii ayaa waxaa dabagal ku haya warbaahinta Kenyanka iyagoo ku eedeeya Somalida ku nool kuwa xidhiidh la leh kooxaha Al Shabaab iyo Burcad Baddeeda. Dhinaca More...
Waraysi Khaas ah G Kaafi Community (Dhageyso)
Waraysi Aanu la Yeelanay Gudoomiyaha Kaafi Community oo Socdaal ku maraya Deeganadda Sool iyo Sanaag,Gudoomiyaha Ayaa kulamo kala duwan la qaatay Bulshadda ku dhaqan Deeganadda Sool iyo Sanaag Audio clip: Adobe More...
Ilyaas Barre Shiil oo Ka Hadlay Xaaladda Soomaaliya
Waxaa shalay galinkii dambe magaaladda Nairobi ee dalka Kenya shir jaraa’id ku qabtay Ilyaas Barre Shiil oo ka tirsan siyaasiyiinta gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya, horayna uga mid ahaan jiray xildhibaanadda More...
Gudoomiyaha Kaafi Community maanta si diiran loogu soo dhoweeyey Magaalada Xuddun ee Gobolka Sool (Sawiro)
Wefti uu hogaaminayo gudoomiyaha Kaafi Community oo ayaa shalay galab si diiran loogu soo dhoweeyey magaalada Xuddun ee gobolka Sool. Gudoomiyaha ayaa waxaa soo dhowayntiisa ka qayb qaatay dadwayne aad u farabadan More...






