Published On: 1 September 2010 9:11 pm

Kayse Cabdi Yuusuf Ma Talo Xorayn Buu Rabaa Mise Xasaradda Garaad Abshir‏

Waligeed aduunyadu waa silsilad wareegta oo maalinba meel iska kaa tusta, bani aadamkuse ma qirana inta badan arinkaas, waxaa yaab leh xusudna mudan in dadka qaarkii ay dabaylaha aduunka hadba dhinac ula fulaacaan.

waxaan warbaahinta ku arkay kayse cabdi yuusuf iyo kooxda sii shiiqaysaa ay heshiiyeen oo ay sawiro soo bandhigeen….su’aal baan iswaydiiyoo waxaan is idhi kayse cabdi yuusuf ma talo xorayn buu rabaa mise xasaradda garaad abshir saalax…waxaa ii soo baxday in inaadeerkay kayse uu isga laftigiisu fahmay mashruuca lacag urursiga ee garad jaamac oo isna ku tashaday inuu la gurto iyo inuu dagaal kula jiri garaadkiisa  oo markii kooxda garaad jaamac la jeeniga ahaana wuu ka soo horjeedsaday markii barkad tashaday oo ay garaadkoodii isfahmeena wuu la heshiiyey kooxii  xaglo toosiye.

Waxaa iska cad in kayse cabdi yuusuf uu hadda la badheeday xasaradaynta tolka iyo garaad abshir saalax sagoo hoosta ka galay kuwii warbaahinta ku caayaey garaadka xurmada iyo sharafta mudan…….waxaan ugu baaqaynaa ina cabdi yuusuf in uu dantiisa garto oo uu tolkiis la jaal noqdo waxaan kaloo u sheegaynaa in kooxdaasi ay gacanta cadawga gasheen deegaanka barkad ayna ka sari karin ileen waa niman xasard iyo lacag urursi ku jiree.

Xasan hadhiye
hadhiye@gmail.com

Displaying 4 Comments
Have Your Say
  1. HIBAAQ says:

    WAXAN LAYABANAHAY NINKAA KOOREEYE LADHOHO MUXU GABADHA UGU BODAA WAYABE? MIDAA KALE WAXAN NECEBAHAY DADKAA DHULOS KALAA GURAA MIIDA KALE NINKA DHAHAYO KEYSE MAA HADU WALAN YAHAY MISE MARKII HORE WALAL DADKAA WAA ISLAAYAN WANAA HESHIIYAN TAAS OGOW WALALKAYI KOOREYE MAXAD KEYSE ABIHI IYO HOOYADI UU CAYEE WAYAAAAAAAAAB? DHULOS INTAAD FARTAA MARBAA NIN KU FIIQAYISAN WAA WAXA MANTA HALKAA IDIIN DHIIGAY

  2. kooreeye says:

    qofka dumari miyey waalan tahay xagay ragga afka ugaga boodaysaa waxaan kuu sheegayaa dhulbahante ma afartan lacagtii aduunkoo dhan lagaga soo aruuriyey dhulbaa la xoraynayaa cunay ee meela aan joogin baa widh-widh ciidankii S/land baa jooga mee dhulbahante anagu Barkad wixii waan waana ee garaadkayagu qaato waa qaadanaynaa ilaa inta dhulbahante mida laga helayo kaysena hadii uu maqliwaayo Garaadka waa in xabad dhuuta lagaga dhufto isaga iyo hooyadiiba baastarka baastarku dhalay

  3. Ahmed Noor Mohmaemed says:

    Nasra,
    Hadii runta laga hadlo ma afkaa la iska xumeeyey, Xasan Xaydhe waad ku Mahadsan Tahay aragtidaada suuban, ana waan aaminsanahay taas halkaa ka hay.

    Kayse waraysigiisii uu hore u bixiyey waa la hayaa, hadeerna isagaa leh waan la heshiiney keebuu waalan yahay,?

  4. nasra says:

    salamu calyku, waa ramadaan oo dhibaato iyo aflagaado in laga aruursanaado ayaa wanaagsa, XASAN HADHIYE inader waxba wanaaga hadii aanaad ku hadlay horta inaad iska aamusto ayaa wanaagsan. kayse waa nin dhulbahante ah kuwa ugu qaalisan ayuuna ka midyahay oo tolku ku taamo, wiilasha kale ee aad maagaysona waa ilmaadeeradii, garaadkuna waa garaad dhulbhante, afka hayska xumayn, kayse nin xoolo qaata ka weyn, waxaana u badin inaad tahay nin qurbaha jooga smooth ka dhergay markaa nimankaa jahaadka ku jira oo qurbaha inay dadkooda badbaadiyaan uga tegay xushmee baan ku odhan lahaa dadkana yaan lakale sheegan dhulbhante waa qoys.

Aljazeera: Shidaalka Puntland

BBC: Shidaalka Puntland

Videos