Published On: 3 September 2010 10:18 pm

Tacsi Ku Socota Qoyskii uu Ka Geeriyooday Marxuum Cabdiraxmaan Ciise Nuur

Ugas Cabdillahi Cise Nur
ayeyo Xawo xuseen yusuf
Cabdillahi Nur Mahdi iyo carurtisa.
Ima Tuke Cise Nur waxay dhalen iyo waxay sii dhaleen
Waxa ay tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii uu ka geeriyooday Alle u ha u naxariistee Marxuum Cabdiraxmaan Ciise Nuur Waxaana ilaahy uga baryeynaa in uu janadii Fardawsa ka waraabiyo
Aamiin Aamiin Aamiin