Tahniyada Dhalasho
Bahda Taleex Media waxaa ay hambalyo hawada u Marineysaa Mudane Khaalid Maxamed Gaydhe iyo Marwo Suleekha Ibrahim Warsame oo uu Wiil ugu Dhashay Magaalada Birmingham ee United Kingdom.
Wiilkaas oo loo bixiyey Ibraahim Khaalid Maxamed Waxaana Ilaahay uga baryeynaa in uu noqdo kii dalkiisa iyo diintiisa anfaco ka dhigo.
Amiin,Aamiin










