Published On: 28 September 2010 1:39 am

Islii,Qashin,Qaxooti,Al-Shabaab & Burcad Baddeed (Dhageyso)

Xaafada Somalidu ku badan tahay ee Nairobi ee loo yaqaano Islii ayaa waxaa dabagal ku haya warbaahinta Kenyanka iyagoo ku eedeeya Somalida ku nool kuwa xidhiidh la leh kooxaha Al Shabaab iyo Burcad Baddeeda.

Dhinaca Kale Islii waa goob ganacsi ahana xaafadaha ku nadaafada xun guud ahan Nairobi.

Barnaamijkana ayaan ku falanqayneynaa oo uu marti ku yahay Xuseen Maxamed Xaaji (Aar) oo ah Gudoomiye ku xigeenka gudiga ganacsata Islii.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Aljazeera: Shidaalka Puntland

BBC: Shidaalka Puntland

Videos