Sh Mustafe Xaaji Ismail oo muxaadarooyin silsilad ah ka bilaabay Hargeysa (Daawo Muxaadardii 1aad
Sh Mustafe Xaaji Ismail oo ka mid ah Culumada sida weyn looga yaqaan dalka Gudahiisa iyo Dibada ayaa waxaa uu muxaadarooyin silsilad ah ka Bilaabay masjidka Cali Mataan ee magaalada Hargeysa ee xarunta S/land.
Sh Mustafe Xaji Ismail ayaa waxaa uu muxaadaraadkiisa diirada ku saari doonaa xaaladaha ay ku sugan yihiin umada Islaamka gaar ahaana Soomaalida.










