Kooxdii Fashilantay oo Miciinsatay Weerar Email oo ka Dhan ah Aqoon yahaynka SSC
Dhulbahante inuu isku mashquulay oo kala tegay, oo wax dan ahi ka dhaxeyn hadda Soomaali oo dhan baa og. Anaguna qarin meyno!! Kooxdii lacagta ku uruursanaysay xoreynta markii ay istaagtay lacagtii oo dadkii si More...
Kooxda Ahlusunna oo ka baxday Dawlada KMG
Afhayeenka Ururka Ahlusuna ayaa maanta sheegay inay ka baxeen heshiisyadii ay la galeen DF, kadib markii ay ku eedeeyeen inay uga baxday heshiisyo dhowr ah, isla markaana aysan daacad ka ahayn dagaalada lagula jiro More...
Siyaasada Cusub ee Mareykanka ee ku Wajahan Puntland & Somaliland
Kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibedda Maraykanka, Johnnie Carson, ayaa sheegay in Maraykanku uu siyaasad cusub kula dhaqmi doono qaybaha kala duwan ee dalka Soomaaliya, oo ay ku jiraan Somaliland oo sheegata in ay More...
Diyaarad Duqeysay Magaalada Marka
Wararka ka imaanaya magaalada Marka ayaa sheegaya in maanta duhurkii guri ku yaal magaaladaasi ay duqeysay diyaarad nooca qumaatiga u kaca, taasoo loo yaqaan Helicopter. Warku waxa uu intaa ku darayaa in duqeynta More...
Puntland oo Diiday in ay la Wareegto Dhalinyaro Meyd ah
Dawlada Puntland ayaa diiday la wareegida sadax Maydad wiilal Soomaaliyeed ah oo ka mid ah dhalinyaro lagu tuhunsanaa in ay budhcad badeed, kuwasi oo ay dhawaan toogasho ku dileen ciidamada Faransiiska oo ka mid More...
Beelaha Gabooyaha oo Banaanbax ka Sameeyay Burco
Gaadiid Beesha Gabooye ee Gobolka Togdheer ayaa saaka banaan-bax balaadhan oo ay kaga soo horjeedaan ujeeddadda ka dambeysa Laba haween ah oo ka tirsan oo si sharci daro ah ugu xidhan Xabsiga Caynaba oo dhawaan More...
Waa kuma Raysal Wasaaraha la Filayaa?
Ka dib is casiliddii raysal wasaare Cumar Cabdirashiid waxaa isasoo taraya, wararka sheegaya masúuliyiintii buuxin lahayd xilka uu banneeyey mudane sharmaake, hadaba waxaanu faaladan ugu kuur galnay masraxa siyaasadeed More...
Tamaad: “SSC Waa Jabhad Diyaar u ah Soo Celinta Degaamada La Haysto”
Yaasiin Cabdi Cabdulle (Tamaad) oo ka mid ah kooxda Xaglatoosiye ayaa daboolka ka qaaday in kooxdoodu ay tahay Jabhad diyara u ah in ay soo celiso degaamada maamulka Hargeysa ee sida sharcidarada ah ku jooga xarunta More...
Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo Geeriyooday
Waxaa maanta Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan Hilowle Imaam Cumar oo ka mid ahaa mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo la sheegay inuu u dhintay xanuun muddooyinkan hayay. “Xildhibaan Hilowle Iimaan, More...
Lacag Faalsa ah oo Garowe Lagu Qabtay
Ciidamada Kantroolka Galbeed ee magaalada Garoowe caasimada Puntland ayaa gacanta ku dhigay Lacago falso oo shilin Soomaali ah. Taliyaha Kantroolka magaalada Garoowe Sandheere Cali Liibaan ayaa sheegay in lacagtaas More...






