Gabdhaha Muqdisho Matalayey oo Dedaal Muujiyay (Video)
Gabdhaha Kubbadda kolaya ee Muqdisho ayaa wacdaro ka muujiyay ciyaartii dhex martay iyaga iyo kooxda Nairobi hase ahaate waxaa ay guushu raacday kooxda Nairobi oo ka tababar wanaagsan hablaha Muqdisho.













