Published On: 30 April 2011 11:21 pm

Dr Cali Ciise Cabdi: Shirkii London Laguma Dhisin Dawlad SSC la Yiraahdo,Lagumana Soo Hadal Qaadin” (Dhageyso)

Share in top social networks!

Dr Cali Ciise iyo Weriye Maxamed Cali

Gudoomiyaha gudigii Qabtay Shirkii London Dr Cali Ciise Cabdi ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyay Taleex Media sharaxaad kaga bixiyay ujeedada shirkii London iyo natiijadii ka soo baxday.

Wareysigan oo arimo badan oo la xiriira shirkii London uu kaga hadlayo Cali Ciise ayaa waxaa uu sidoo kale jawaab ka bixiyay hadlkii idaacada BBC laanteeda afka Soomaaliga laga siidaayay ee uu xaglatoosiye ku sheegtay in uu yahay Madaxweyne.

Halkan Hoose ka Dhageyso Wareysiga Dr Cali Ciise Taleex Media la yeelatay

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.