Laascaanood Yaa Dhibka u keenay? Sanaag Yaa Somaliland u Hibeeyay? Talooyin Ku Socda G6. (Dhageyso)
Wareysi dhinacyo badan taabanaya oo aanu la yeelanay Eng Maxamuud Maxamed Cali (Cadami) ayuu kaga hadlay arimo badan oo ay ka mid yihiin:-
Dhibaatada Haysata Shicicka Dhulbahante goormay bilaabatay?
Yaa Sababa u ah Dhibka Haysata Laascaanood?
Xaglatoosiye iyo Maxamed Cali Mire Ma la Tashadeen Ururadooda Markii ay iska Gacan Qaadayeen?
Kooxda G6 Ma Kaligood ayaa u aqoon ah bulshada Dhulbahante yaase Dooratay?
Sanaag yaa Somaliland u hibeeyay?
Wareysigan oo xiiso badan ka dhageyso Halkan ama guji player-ka hoose
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.










