Head of DFID Kenya & Somalia Talks To Taleex Media (Video)
Madaxa hay’ada DFID u qabailsan kenya iyo Somalia Alistair Fernie ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay Taleex Media waxaa uu kaga hadlay arimo badan oo la xidhiidha gargaarka ay siiso dalwada UK dalka Soomaaliya.
Wareysigan ayuu sidoo kale ku sharaxayaa habka loo dhaqangeliyo mashaariicda DFID siiso maamulka Somaliland iyo waxyabaaha ay ka qabtaan.
DFID waa Hay’ada u qaabilsan dalka UK mashaariicda hormarinta ee dalalka soo karayo la siiyo.
Waxaanu wax ka weydiinaya in ay jirto eedeynta ah in dhaqalaha lagu caawiyo Somaliland ay u adeegsato hawlaheeda malatari ee gobolada SSC.
Sababata ay hay’ada DFID wax mashaariic ah uga fulinweyday mandaqada SSC haddii ay jiraan yaa fuliya.
Wareysigan oo dhinacyo badan taabanaya waxaad ka daawan kartaa hoose










