Published On: 4 June 2011 12:03 pm

Weli Ma Aragtay Abwaan Darbijiif ah? Burco Ayey Ka Dhacdayee Daawo

Magaalada Burco ayaa waxaa ku soo badanaya bulshada darbijiifta ah ee aan hoyga haysan ama dadka nolosha ka dhacay waxaase ugu yaab badan in bulshadaasi ay haatan ku soo biireen abwaaniintii Burco oo nolosha ka dhacay.

Aljazeera: Shidaalka Puntland

BBC: Shidaalka Puntland

Videos