Published On: 13 September 2011 10:24 pm

Sanad Guuradii 24 aad ee Guusha Cabdi Bile Cabdi oo Laascaanood Ka Dhacday (Dhagayso)

Share in top social networks!

Magaalada Laascaanood xarunta gobolka Sool ayaa waxaa todobaadkan ka socda munaasabad lagu xusayo sanad guuradii 24 aad ee ka soo wareegatay markii uu magaca Soomaaliya kor u qaaday Cabdi Bile Cabdi oo ahaa ordaa Soomaaliyeed oo ku guulaystay tartanka 1500 mitir ee dunida.

Munaasabadahan ayaa waxaa soo abaabulay urarada dhalinyarad ee ka jira Laascaanood kuwaaso kooxaha ciyaaraha kubadda cagta ee gobolka Sool u dhigay koob lagu xusayo munaasabadaa.

Cismaan Cabdinuur Xaashi waxaa uu ka mid ahaa saxafiyiintii ka ahwlgalaysay Taleefishinkii Soomaaliya xiligaa uu Cabdi Bile guusha soo hooyay waxana ka xog waraysanaynaa sidii xiligaasi looga dareemay guusha Soomaaliya guusha cabdi Bile u soo hooyay umada Soomaaliyeed.

Waxaana kaloo barnaamijkan ku waraysanaynaa cabdirisaaq Jaamac Geelle oo ka mid ah qaban qaabiyaasha xuskan.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Share in top social networks!