Tahniyad Aroos: Maxamed Faarax Maxamed & Farduus Aadan Xuseen
Hooyo Xaawo Maxamed Ducaale
Hooyo Saynab Maxamed Ducaale
Adeer Saalax Cabdi
Hooyo Raaxo Maxamed Ducaale & Caruurteed
Cali Aadan Xuseen & Xaasaskiisa
Eng Cabdulaahi Aadan Xuseen & Xaaskiisa
Cabdiqani Aadan Xuseen & Xaaskiisa
Aamina Aadan Xuseen & Ninkeeda
Hodan Aadan Xuseen & Ninkeeda
Dhamaan Qoyska Reer Xuseen & Qaraabadooda
Maxamed Saalax Cabdi & Xaaskiisa
Dr Cabdinasir Saalax Cabdi
Saleeban Maxamed Gable & Xaaskiisa
Maxamed Noor Xeedhayare
Maxamud Faarax Maxamed
Abti Faarax Maxamed Ducaale
Keyse Maxamed Ducaale & Xaaskiisa
Xaliimo Aaden & Caruurteeda
Sahro Aaden & Caruurteeda
Fadumo Aaden & Caruurteeda
Ayeeyo Faadumo Cabdi
Cabdirashiid Cali Cabdi & Xaaskiisa
Catoosh Saalax & Xaaskiisa
Cabdiraxmaan Digaale
Dhamaan Dadkaas oo Kala Jooga Afrika,Yurub & Ameerika waxaa ay hambalyo u dirayaan Maxamed Faarax Maxamed & Farduus Aadan Xuseen oo ku aqal galay magaalada Nairobi,Kenya, Waxaana ay lee yihiin noqdi kuwii isku nagaadaa umad khayr qabana kala hela.
Aamiim Aamiin Aamiin










Amiin amiin