Published On: 4 December 2011 5:25 am

Caddayn in Kooxda G6 Hargeysa Ku Xidhan yihiin (Video)

Waaxaa mar waliba la soo geliyaa mareegaha waraysi uu bixiyo Cabdi Fitaax Dhalaca  maadama uu yahay afhayeenka kooxda G6 u qaabilsan Taleex isla markaana uu ka hadlo halka ay marayso qaban qaabada shirka Khaatumo 2.

Hadaba waxaan halkan idiinku soo gudbinayaa muuqaal ka turjumaya waxa uu aaminsan yahay.

Muuqaalkan ayuu Cabdifitaax ku amaanayaa maamulka Soomaalidiidka ah ee dhibaatada ku haya degaamada SSC qaarkood.

Waxaa uu muuqaalkan bilaw u yahay barnaamijyo taxane ah oo ku aadan dadka ay adeegsadaan G6 sida xubnaha G15 iyo kuwa kale oo gudaha iyo dibada jooga oo aan idiin soo gudbin doono mid waliba waxa uu dhab ahaan aaminsan yahay.

Hadaba ka digtoonow kooxda G6 waa saaxiibada Hargeysa. Haddii aad tahay qof ka soo horjeeda maamulkaas oo aan doonayan in Soomaaliya laba loo kala gooyo.

Aljazeera: Shidaalka Puntland

BBC: Shidaalka Puntland

Videos