Published On: 6 December 2011 5:31 pm

Shiikh Umal oo Sheegay in Shirkii ka Dhacay Baydhabo lagu go’aamiyay Daadinta Dhiigga Culumada Soomaaliyeed (Dhagayso)

Share in top social networks!

[fbadmin]Insert Your “ADMIN ONLY” Content Here[/fbadmin]

Sheekh.Maxamed Cabdi Umal ayaa caawa muxaadaro u jeediyey boqolaal Soomaali ah oo kala socday Qolka Islamic Al-taqwaa Center ,Teleconfernceyada isagoo ku sugan Masjidka weyn ee Abuubakar ee magaalada Nairobi  , muxaadarada ayaa sheekha waxaa uu cinwaan úga dhiga been abuurka la rabo in lagu xalaaleysto dhiiga Muslinka gaar ahaan culimada dalka Soomaaliya , Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu muxaadaradiisa uu kag hadlay hadal uu Sheekh Xassan Maxamuud Takar ka jeedi yey magaalada Baydhabo hadalkaas oo uu wadaadku ku weeraray culimo kale duwan oo uu ka mid yahay Shiikh Umal oo uu sheegay in kulan uu ka qayb galay uu baneeyey in ciidanka dalka Kenya ay gali karaan Soomaaliya arrinkaas iyo arrimo kale oo uu ka hadlay wadaadka Xassan Takar ayaa waxaa uu Sheekh Umal ku tilmaamay in hadalkaas uu yahay mid been abuur ah oo Alle aan looqa baqin lana dhowrin amaanadii cilmiga.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Share in top social networks!