Published On: 10 December 2011 1:50 am

Shiikh Maxamed Umal oo Fariin Culus u Diray Sh Xasan Takar (Dhagayso)

Share in top social networks!

Sheekh.Maxamed Cabdi Umal ayaa xalay muxaadaro uu u jeediyey boqolaal Soomaali ah oo kala socday Qolka Islamic Al-taqwaa Center ee Paltalk , Teleconferenc-yada isagoo ku sugan Masjidka weyn ee Abuubakar ee magaalada Nairobi  , muxaadarada ayaa sheekha Umal waxaa uu cinwaan úga dhiga ”Shiikh xassan Takar oo ka leexday jawaabtii laga sugayey  been abuurkiina dib ugu noqday” Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu muxaada radiisa uu kag hadlay hadal uu Sh.Xassan Maxamuud Takar  jeediyey kuwaas oo kaga cararayey jawaabo laga sugayey in uu u tasiiliyo qaab waa faqsan diinta Islaamka, muxaadarad Sh Maxamed Cabdi Umal mar kale ka codsaday in xujooyin cad cad oo laga sugayo uu keeno haddii kalena uu ka toobad keeno been abuurka uu ku samaynayo culimada.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Share in top social networks!

Switch to our mobile site