Caddeymo Muujinaya in ay G6 ka Dambayso Dilalka Taleex ka Socda
Waxaa shabakada Taleex Media soo gaadhay caddeymo codad ah oo laga helay taleefano ay sitaan dad ku dhawdhaw ama taageerayaal u ah kooxda la baxday G6.
Shan taleefan oo baaritaan lagu sameeyay ayaa ilaa hada waxa codkiisa si rasmi ah loo hayaa mid ka mid ah taleefanadaas oo caddeynaya in ay G6 go’aamisay in la dilo ciddii ka hortimaada mawqifkooda.
Tafatirka Taleex Media ayaa go’aanka lagu baahinaya gaadhidoono maalmaha soo socda.
Sida uu daboolka ka qaaday maamulka taleex Media ma ahan barnaamijkan mid la isaga horkeenayo beelaha wada dega Taleex basle waa si dhab ah u daah rogaya shirqoolka ay soo maleegeen kooxda G6 oo haatan gacmaha kula jira dhiig.











ac
WAA SUGEYNA CODKA DADKA DHIIGA FARAH KULA JIRA.HA LA SOO BANDHIGO.
w