Miraha iimaanka labada daarrood by Sheekh Abdiqadir Maxamed Cismaan Boobe(Daawo
Sheekh Abdiqadir Maxamed Cismaan Boobe ayaa muxaadaro qiimo leh ka jeedshay Masjidka imaam Shaafici ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya .Sheekh C/qaadir Boobe ayaa si aad ah ugu dheeraaday wanaaga imaanka iyo sida mirahiisa looga faa,idysanayo aduun iyo aakhiro.












