Odayaal iyo Saraakiil Tacsi u Diraya Qoyska Reer Aw Cali Shire
Anagaoo ah xubnaha magacyadooda hoos ku xusan yihiin oo ku nool magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaan halkan tacsi uga diraynaa qoyska reer Aw Cali Shire anagoo uga tacsiyadeyneyna geeridii ku timi Alle ha u naxariistee Marxuum Jaamac Aw Cali Shire iyo Marxuum Mubaarik Saalax Aw Cali Shire.
Waxaan Ilaahay uga baryaynaa in uu naxariistii Jano ka waraabiyo samir iyo iimana inaga siiyo. Aamiin Aamiin
Waxaa tacsida diraya:-
1. G/Sare Cabdillahi Cali (Cananuug)
2. Maxamed Maxamuud Cumar (Suufi)
3. Cabdillahi Dahir Af Qudac
4. Xassan Dahir Af Qudac
5. Cabdiqadir Abdillahi Cananuug
6. Maxamed Ismaaciil Mohamed (Afar Indhood)
7. Cali Bashe Maxamuud Shire
8. Cabndirashid Cabdillahi Salax Badaa
9. G/Sare Adan Xaashi









