Published On: 15 January 2012 5:43 pm

Tacsi: Cabdiraxmaan Aw Cali Shire (Cabdi timir) oo ku geeriyooday Garowe

Anagoo kala xubnaha magacyadoodu hoos ku qoran yahay waxanu halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa qoyska reer Aw Cali shire anagoo uga tacsiyadeyneyna geeridii ku timi Alle ha u naxariistee Marxuum Cabdiraxmaan Aw Cali Shire (Cabdi timie) oo saaka (15/01/2012) ku geeriyooday magaalada Garowe.

Waxaanu leenahay Ilaahay samar iyo iimaan ha inaga siiyo naxariistii janona haka waraabiyo.

Aamiin Aamiin Aamiin.

Waxaa tacsida diraya:-

  1. G/Sare Cabdillahi Cali (Cananuug)
  2. Maxamed Maxamuud Cumar (Suufi)
  3. Cabdillahi Dahir Af Qudac
  4. Xassan Dahir Af Qudac
  5. Cabdiqadir Abdillahi Cananuug
  6.  Maxamed Ismaaciil Mohamed (Afar Indhood)
  7. Cali Bashe Maxamuud Shire
  8. Cabndirashid Cabdillahi Salax “Badaa”
  9. G/Sare Adan Xaashi
  10. Garaad Cabdiraxman Cadullahi Liban
  11. Axmed Ciise Cabdi
  12.  Cumar Yuusuf Axmed ( Cumar Bangi )
  13. Shiikh Cabdirisaaq Cabdullahi (hure)
  14. Axmed Faarax Gurxan
  15. Cabdiqaadir Cali Diiriye
  16. Cabdisamad Axmed Aadan (jicif)
  17. Muse Faarax Jaamac
  18. Axmed Maxamed Xirsi
  19. Cabdinaasir Xuseen (gataa)
  20. Khalid Maxamed Gaydhe
  21. Cabdullahi Maxamed Aaden (dheeman)
  22. Maxamed Aaden Maxamuud (Shiine)
  23. Cabdi Axmed Ciyaale
  24. Maxamed Axmed Ciyaale
  25. Cabdiqaadir Cabdullahi (hure)
  26. Cabdi Caseyr Yooye
  27. Cabdiqaadir Jaamac Xuseen
  28. Maxamed Cali Cilmi
  29. Jaamac Cabdi Simaaciil (Eeno)
  30. Eng Aadan Axmed Ciyaale
  31. Aadan Xirsi Maxamed
  32. Cabdirisaaq Maxamuud Xirsi
  33. Cabdirashiid Maxamed Xaashi (duqa)
  34. Farxaan Maxamed Warsame

Aljazeera: Shidaalka Puntland

BBC: Shidaalka Puntland

Videos