Xagalatoosiye: ” Shaqsiyaad ayaa dad ay doonayaan magacaabay” (cod)
Saleebaan Ciise Axmed (Xagalatoosiye ) ayaa ku gacan sayadhay maamulkii lagu dhisay Taleex isagoo sheegay in Cali Khaliif Galaydh uu isagu magacaabay ciduu doono taaso baal marsan rabitaanka shacabka.
Xaglatoosiye ayaa waxaa uu saaka (20-01-2012) u waramay laanta afka Soomaaliga ee BBC.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.