Published On: 26 January 2012 5:09 pm

Wararkii u dambeeyay agaalka Buuhoodle

19.53

Buuhoodel oo Guul ku gabal dhacsatay ka dib markii maleeshiyada Siilaanyo laga qabtay laba ka mid ah gaadiidka dagaalka kuwaaso lala qabtay maleeshiyadii wadatay

 

gaadhi la qabtay

19.47

Gawaadhida dagaalka iyo maxaabiis laga soo qabtay maleeshiyada Siilaanyo

Dagaalkan ayaa u dhexeeya ciidamada degaanka ee gobolka Cayn iyo maleeshiyada maamulka Siilaanyo ee duulaanka ku soo ah magaalada Buuhoodle.

Wararka hordhaca ee laga helayo ayaa sheegaya in si weyn loo caabiyay maleeshiyada Siilaanyo oo doonayay in ay u soo gudbaan dhinaca Buuhoodle hase ahaate ciidmaad deegaanka ayaa dib u caabiyay .

 

Aljazeera: Shidaalka Puntland

BBC: Shidaalka Puntland

Videos