Published On: 27 January 2012 11:37 pm

“Kibirkii Maxaa Helay?” Waa Hees cusub Saado Cali Warsame (Dhagayso)

Waa hees cusub oo soo baxday 27/01/2012 waxaana ku luuqaynaysa fanaanada qaranka Soomaaliyeed Saado Cai Warsame.

Heestan waxa ay kula hadlaysaa fanaanadu nin kibir badanaa oo la yiraahdo Kaba yare kaaso la kibir jabiyay kabash kabashtiina ka dhamaatay.

Ninkan Kaba yare waxaa uu doonayaa dhul uusan lahayn in uu qabsado Soomalina ka go’ isagoo ku doodaya Ingiriis ayaa na dhalay.

Hadaba heestan ayaa waxa lagu weydiinayaa ” War Kabayarow maxaa kibirkii helay?” jawaabta waxaynu ka sugyanaa ninkaa Kabayare ee la kibir jabiyay.

Halkan ka roggo ama hoos toos uga dhagayso

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.