Caaqil Camey: ” Nabada waxaa la heli marka dagaalku isu roggo Isaaq iyo Daarood ” (Cod)
Caaqil Maxamuud Xaaji Cumar Camey oo ka mid ah cuqaasha gobolka Cayn ayaa shaaca ka qaaday in maleeshiyada beelaha Isaaq ee duulaanka ku ah magaalada Buuhoodle ay nabada qaadan karaan oo kaliya marka dagaalku si dhab ah u nqodo Isaaq iyo Daarood.
Caaqilku waxaa uu sheegay in shirar badan oo nabad ah la yeesheen hase ahaate ay mar waliba u muuqan oo ay doonayaan beelaaha Isaqu dagaal sidaa darteed ka fursan mayso ayuu yidhi in beelaha kale ee dhigooda ah soo galaan dagaalka.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

dhulbahante wax ha iska celiyo ama hagumoobo
wallaahay daad iska dhicin weydaan ii doorkaas
gabdhaca dhulbahante waa la fuulayaa
waxaad noqondoontaa gun