make music movie
Published On: 12 February 2012 1:39 am

Cabdi Qawdhan oo jawaab waafiya ka bixiyay been abuurkii arinkaTukaraq (Dhagayso)

Wasiir ku xigeenka maaliyada ee dawlada Puntland Cabdi Ibraahim Warsame (Cabdi Qawdhan) ayaa si kulul uga jawaabay been abuur laga sameeyay oo ku saabsan xaalada ciidan ee Tukaraq.

Wasiirku waxaa uu sharaxaad ka bixiyay sida wax uga dhaceen Tukaraq iyo cidii masuulka ka ahayd in ciidan beeleedku ka baxaan aaga Gambadhe.

Wuxuu kaloo ka hadlay mawqifka xukuumada Punbtland ee soo celinta deegmada la ahsyto oo ay ugu horayso Laascaanood isagoo sidoo kale sharaxay mawqifka Puntland ka qabto maamul dhawaan looga dhawaaqay Taleex.

Wasiirku waxaa uu waraysigan ku daahfuray arimo badan oo kun aadan mandaqada Sool,Sanaag iyo Cayn.

Waraysiga uu wasiirku siiyay Taleex Media halkan ka roggo ama hoos toos uga dhagayso.