make music movie
Published On: 23 February 2012 3:15 pm

Geelle: “Somaliland wada hadal hala gasho dawlada Soomaaliya”

Share in top social networks!

Madaxadweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo ka hadlay shirka Soomaaiya ee London ka socda ayaa sheegay in maamulkka gooni goosad doonka ee isku magacaabay Somaliland ay wada hadal la galaan dawlada Soomaaliya.

Geele waxaa uu intaa ku daray in Somaliland wax laga siiyo gargaarka Soomaaliya loo fidinayo maadama ay Soomaliya ka mid yihiin.

Hadalka Ismaaciil Cumar Geele ayaa meesha ka saaraya sheegashadii kooxda Siilaanyo ee ku doodaysay waxaana shirka uga qaybgalayanaa dal la mid ah dalalka deriska la ah Soomaaliya.

Share in top social networks!
Displaying 2 Comments
Have Your Say
  1. ismaaciil cumar ghelle waxuu kaga waaqay london somaalind halala hadlo markaa waayo soomaalind waxay uqaybsantay afar meelood waxayna kala yihiin khaatumo , maakher,owdal iyo isaaqland markaa maxaa loo suaali waayey meesha ay joogto soomaalind beri hore ayaa laga guuray magacaa shirkii garoowe waxaa lagu ansixiyey anay soomaaliya kakooban tahay 18 gobol taas ayaana rasmi ah markaa hadii ay doonayaa waa in labadooda gobol kula hadlaan soomaali wayn hadii ay ugo,ayaana ay goostaan waxaa lagu war gelinayaa inay iskaga baxaan dhulka khaayumo hadii kale waxaay waayayaan labada ee togdheer iyo waqooyi galbeed waayo hadii lagu dagaalamo laascaanood oo ay burburto laga hadhi maayo waxaa loogu tegayaa laba gobol ee yaryar ,aadan carab baa yidhi WAA LABA MAGAALOO YARYAR OO MISKIIN BADAN alaahu maa balaqtu

  2. cali Ahmed says:

    somaliyi iyadaa isu muuqata oo kale sheegatay boqol qolo markaa haloo taliyo ee daaya.