make music movie
Published On: 25 February 2012 9:17 pm

Tafatiraha Taleex Media oo ka hadlay shirkii London ( beentii Siilaanyo oo lugta la qabtay)

Share in top social networks!

Taleex Media ayaa ka dabatagtay beentii ay faafiyeen kooxda Siilaanyo oo ay ku sheegeen in uu khudbad ka jeediyay shirkii London.

Halkan ka dhagayso khudbadii Tafatiraha Taleex Media ka jeediyay shirkii London.

Iyadoo laga wada dhragsan yahay warka ah in uusan Siilaanyo ka lhudbadayn shirkii London ee Soomaaliya ayaa hadana kooxda la shaqaysa iyo qudhiisaba ay yihiin dad aad u indha adag oo beenta ku dhiirada iyagoo aan aakhiro iyo aduunba xeerinaynin.

Cod ayey ka duubeen Siilanayo kaas oo ay geliyeen website codadka la isku dhaafsado oo la yiraahdo Audioboo.fm.

Halkan ka dhagayso sida loo fashilyay beentaa ay ku keceen kooxda Siilaanyo.

Share in top social networks!
Displaying 1 Comments
Have Your Say
  1. Dowled says:

    Aad baan idin salaamay salaan,Kadib warakiina aad ayaan uga helnayMarka halkaas Kasiwada.