make music movie
Published On: 25 March 2012 7:01 pm

Puntland Concern oo tacsi diraysa

Share in top social networks!

Haddaan nahay Bahda Puntland Concern Group waxaan tacsiyeyn tiiraanyo leh u gudbineeynaa Dhammaan ummadda Soonaaliyeed Gaar ahaan Qoyskii uu ka geeriyooday Madaxweyne Yusuf. Waxaan Alle uga baryeeynaa Naxariistiisa Jano, samir iyo iimaanna naga wada siiyo….Aamiin

Abdullahi Yusuf wuxuu ahaa halyeey ayan dadbadan oo Somali ah macnihiisa fahamsaneyn, balse waxaa uu kaga tagay Somalia Rajo iyo ififaalo leh Dariiq nabadeed, isaga oo Indhaha Caalamka kusoo jeediyey Somalia. Sida Prof Ali Mahamed Gedi & Madaxweyne Shariifba aysheegeen waxaa uu Madaxweyne Abdullahi Yusuf Dhigay Ubax ifaya Madaxtooyadii qaranka Somalia, taa oo ay haatan miraheedii dugaashanayaan Madaxda qaranka ee maanta Jirta.

GEESI AAN LA ILAAWI DOONIN

Tacsidaan waxaa wada diraya dhammaan waaxaha Puntland Concern ee hoos ku qoran.

Puntland Concern Group
United Kingdom
Denmark
Germany
Australia
United States
United Arab Emirates
Canada
Holland
Somalia
Kenya
Tanzania
Uganda

 

Share in top social networks!