Published On: 24 May 2012 11:16 pm

Jaldhac: “Sanaag Qof Kagama Jiro, Khaatumo Waxa ay Ku Mashquushay Xaflad & Xeero”

Share in top social networks!

Axmed Maxamed Yusuf (Jaldhac) oo ah afhayeenka gobolka Sanaag ee Waqooyiga America ayaa eedeyn dusha uga tuuray maamulka Khaatumo oo ka gabaiyay hawshii ay dhabarka u riteen ee ahayd xoraynta deegaamada ay Laascaanood ka mid tahay.

Jaldhac ayaa sheegay in Khaatumo ku mashquushay “Xaflad iyo Xeero” halkii laga sugayay “Xabad iyo Xorayn”.

Waxaa uu intaa raaciyay in ay dhaqaalihii oo dhan isugu gaysay magaalada Muqdisho si kuraas looga helo shaqsiyaad doonayaan balse la ilaaway masiirkii umadda.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Xigasho: Xargaga.net

Share in top social networks!