Published On: 9 July 2012 12:05 am

Dhageyso codkii Axmed Karaash oo dhamaystiran (Full Version)

Share in top social networks!

Axmed Karaash waxaa caawa sheegay in codkii ay dhawaan warbaahinta xorta ah ay baahiyeen laga been abuurttay isla markaana uu ahaa wax la isu keenay haddaba si taasi meesha uga baxdo ayaan halkan ku soo bandhigaynaa codkiisii oo dhan 38 daqiiqo.

Waxaan kaloo idiin balan qaadaynaa in aan soo wada dayno dhamaan taleefanadii laag duubay kooxda Khaatumo oo hada bilawday handadada saxaafada xorta ah.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.