Hogaamiyaha Khaatumo Seeg oo Ku Faanaya in uu Dilay Rag Jaamac Siyaad ah
Hogaamiyaha kooxda Khaatumo Seeg Axmed Karaash ayaa shaaca ka qaaday in uu dilay rag Dhulbahante ah oo ka soo jeeda gobolka Sool .
Karaash oo u waramaya dad tira yar oo beeshiisa ah ayaa ku faanaya in uu dilay labo nin oo Jaamac Siyaad ah dhawacayna lix kale.
Axmed Garaabo oo ah nin ku caan baxay in kala dirida beelaha Dhulbahante ayaa intii uu majaraha u qabtay siyaasada beeshiisa waxaa uu u geystay dhaawac baaxad weyn iyadoo weerar uu dhawaan ku qaaday dad reer miyi ah oo degan deegaanka Gawsaweyne kaliftay in maamulka Soomaalidiidku uu ciidamo dul dhigo Xuddun iyo Awrboogays.
Karaash iyo dhalinayro raaskiisa ah oo qurbaha qaxooti ku ah waxaa ay caqli iyo cudud lahaayeen isugu geeyeen kala geynta tolka sida aad ka dhageysan karto warbixinta uu Karaash siinayo raaskiisa.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.













