Published On: 18 August 2012 3:06 am

Xubnaha Baarlamaanka Federalka Soomaaliya oo 202 (73.5%) La Magacaabay.

Waxaa ay maanta Gudiga Farsamada ee Xulista Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ay shaaciyeen in 73.5% la xulay xubnihii beelaha bahweynta Soomaaliya u mateli lahaa Baarlamaanka. Halka guud ahaan laga rabey tiro dhan 275 (100%) ayaa ilaa iyo hadda waxay Gudiga Farsamdu ansixiyeen tiro dhan 202 (73.5 %.) oo ay weli dhimantahay tiro wadar guud ahaan gaadheysa 73 xubnood (26.5%.)

Waxaa xusid mudan in qab-qablayaashii Khaatumo-seeg aan lagu dhex arkin ilaa iyo hadda liiskan, iyagoo muran iyo buuqna ka dhaliyey sida beelaha SSC qaarkood ay si madax banaan ugu soo gudbisan lahaayeen xubnahooda, ayna ka go’antahay  inay faramaroorsadaan xubnahaas, ilaa iyo haddese weli fooda layskula jiro. Saddex xubnood oo Beesha Maxamuud Garaad ah iyo xubin beesha Xasan Ugaas ah oo iyaga aan cidina isku qab-qabsan ayaa iyagu liiskan ku jira, waana magacyada fartu aad u madowdahay ee ka dhex muuqda qeybta magacyada beesha Sh. Daarood.

  • Beesha Sh. Daarood ayaa soo gudbisay 40 xildhibaan oo u dhiganta 19.8% marka laga saami geliyo tirada guud ee beeluhu soo gudbiyeen oo ah 202 (73.5%.)

 

  • Beesha Shanaad  ayaa soo gudbisay 23 xildhibaan oo u dhiganta 11.4%  marka laga saami geliyo tirada guud ee beeluhu soo gudbiyeen oo ah 202 (73.5%.)

 

  • Beesha Digil iyo Mirifle ayaa soo gudbisay 49 xildhibaan oo u dhiganta 24.3% marka laga saami geliyo tirada guud ee beeluhu soo gudbiyeen oo ah 202(73.5%.)

 

  • Beesha Dir ayaa soo gudbisay 53 xildhibaan oo u dhiganta 26.2% marka laga saami geliyo tirada guud ee beeluhu soo gudbiyeen oo ah 202(73.5 %.)

 

  • Beesha hawiye ayaa soo gudbisay 37 xildhibaan oo u dhiganta 18.3% marka laga saami geliyo tirada guud ee beeluhu soo gudbiyeen oo ah 202(73.5 %.)

Beesha Sh. Daarood

1

C/weli Maxamed Cali   Gaas

2

Cabdi Barre Yusuf   Jibril

3

Cabdi Mohamed Ali

4

Cbdirisak Osman Hassan

5

C/wahab Ugas Husen   Ugas Khalif

6

Cabdulahi Bile Nor

7

Cabdulahi Haji Dayib3

8

Cabdulaziz Abdulahi   Mohamed

9

Ahmed Ismail Mohamed

10

Cali Ahmed Mohamed

11

Axmed Aabi Aadan

12

Bare Ugas Geedi

13

C/laahi Maxamed Ciise

14

C/raxman Xoosh Jibriil

15

C/waxid Cabdullahi   Jama

16

Cabdi Cabdulaahi   Maxamed

17

Dahir Haji Gelle Farah

18

Da’ud Abdikarim Sh.   Omar

19

Dr. Abdulkadir Abdi   Hashi

20

Hamza Sh. Husen

21

Hassan Abshir Farah

22

Isse Mohamed Ahmed

23

Mahdi Ali Osman

24

Maxamud Axmed Maxamud

25

Maxamed C/lahi Xasan

26

Maxamed Iidle Geedi

27

Mohamed Abdi Yusuf

28

Mohamed Ahmed Kulan

29

Mohamed Ismail Shuriye

30

Mohamed Sh. Aden   Hirale

31

Mohamud Hayir Ibrahim

32

Muse Ahmed Ismail

33

Muse Hassan Abdulle

34

Prof. Mohamed Abdi   Mohamed

35

Sacdiya Careys Ciise

36

Saciid Abdulahi Mohamed

37

Sadiiq Abdikariim   Maxamed

38

Sahra Jama Ali

39

Siyaad Maxauud Shire

40

Xuseen Khalif Jama
Beesha Shanaad

1

Bashiir Maxamed Jaamac

2

Biibi Khaliif Maxamed

3

Burci Maxamed Xamza

4

C/raxmaan Cabdi   Cusmaan

5

C/weli Ibraahim Sheekh   Muudey

6

Caadil Sheegow Sagaar

7

Cabdinaasir M.Cali

8

Faarax Sheekh C/qaadir   maxamed

9

Fahmo Axmed Nuur

10

Ibraahiim Saalax   Dayfullah

11

Jeylaani Nur Ikar Sh.   Suufi

12

Khadiija Maxamed   Diiriye

13

Maxamed Axmed Keynan

14

Maxamed Cumar Dhalxa

15

Maxamed Maxamuud Xeyd

16

Maxamuud Maxamed   Jimcaale

17

Mustafa Maxamed   Cabdullahi

18

Shariif Maxamed Siidi

19

Shariif Maxamed Xasan

20

Xasan Ibraahim maxamed

21

Xuseen Maxamed Muuse

22

Yuusuf Maxamed   Ismaaciil

23

Yuusuf Xeyle Jimcaale
 Beesha Digil iyo Mirifle 

1

Aadan Ibrahim Dhaayow

2

Aadan Sheekh Maxamed

3

Aweys C/lahi Ibrahiim

4

Axmed Mayow Cabdulle

5

C/laahi Cabdi Garuun

6

Cabdi Macalin Aden

7

CabdiKaafi Macalin   Xasan

8

Cali Aadan Xuseen

9

Cali Sheekh Maxamed   Nuur

10

Cusman Libax Ibrahim

11

Cusman Mukhtar Maxamed

12

Dr. Ibrahiim Xuseen   Cali Saalax

13

Dr. Muumino Sh. Cumar2

14

Dr.Khaalid Cumar Cali

15

Eng Maxamud Maxamed   Bonow

16

Fadumo Nuur Maxamed

17

Fowziya Maxamed Sheekh

18

Ibrahim Cali Cumar

19

Ibrahim Isaakh Yarow

20

Isaaq Maxamed   Cali(Riino)

21

Isaaq Maxamed Maxamuud

22

Isgow Derow Isaq

23

Khaliif Sh. C/laahi

24

Luul Cabdi Aadan

25

Maryan Macalin Isaaq

26

Maxamed Cabdi Cali

27

Maxamed Cali Xuseen

28

Maxamed Cusman Jawaari

29

Maxamed Kheyrow   Maxamed

30

Maxamed Mursal Borow

31

Maxamed Rashiid   Maxamed

32

Maxamud Macalin Yaxye

33

Maxamuud Cabdi Xuseen

34

Mayow Mustaf Xasan

35

Mohamed Nuuraani Bakar

36

Muna Ibrahim Abiikar

37

Mustaf Mukhtar Gudow

38

Nuur Cali Aadan

39

Saalim Aliyow Ibrow

40

Samaan Maxamed Sheekh

41

Sayid Cali Cabdulkadir   Macalin

42

Sh. Shaacir Sh.   Maxamed

43

Sharif Maxamed   Cabdalle

44

Sharif Xasan Sh Aden

45

Xabiibo Maxamed Kheyr

46

Xasan Macalin Xuseen

47

Xuseen Cismaan Xuseen

48

Xuseen Maxamud Sh   Xuseen

49

Yacquub Cali Maxamed
 Beesha Dir

1

Aamino Cumar Jaamac

2

Abdulaahi Hussein Ali

3

Abdulaahi Cisman   Ducaale

4

Abdulahi Abyan Nuur

5

Abdulahi Cumar Abshir   Cumar

6

Ahmed Dhimbil Roble

7

Axmed Aadan Axmed

8

Axmed Aadan C/raxman

9

Busharo Cabdi Diriye4

10

C/lahi Cisman Ducale

11

C/lle Xaaji Cali Axmed

12

C/naasir Gaarane   Mohamed

13

C/qaadir Sh. Cali   Ibrahim

14

C/qafaar Mohamed Oomar

15

C/raxman Maxamud   Caateye

16

C/risaaq Daahir   Maxamud

17

C/xakiim Ciise Guuled

18

Caashakoos Maxamuud   Cumar

19

Cabdalle Boss Axmed

20

Cabdi Xaashi C/llahi

21

Cabdirahman Ahmed Suge

22

Cabdullahi Qayad Barre

23

Cadar Abdi warsame   Isaaq

24

Cali Xasan Guyow

25

Cisman Cilmi Boqare

26

Dr Siciid Mohamed Ali

27

Dr. Ibrahim Suleyman   Xaaji Nuur

28

Duniya Maxamed Cali

29

Faaduma Xasan Cali

30

Faduma Odowa Rageh

31

Faysal Cumar Guuleed

32

Gen Siciid Xasan Geedi

33

Ismaciil Xassan Jaamac

34

Jamaal Xasan Ismaaciil

35

Khadar Biixi Caalin

36

Khadra Ahmed Ibrahim

37

Mahad Cabdalle Cawad

38

Mahad Mohamed Ducaale

39

Maxamed Axmed Gurxan

40

Maxamed C/laahi Kaamil

41

Maxamed Cabdi Xayir

42

Maxamed Cali Xagaa

43

Maxamed Xasan Aadan

44

Prof Ahmed Ismail   Samatar

45

Ridwan Hirsi Mohamed

46

Sahro C/qadir C/raxman

47

Saynab Maxamed Caamir

48

Xiis Hassan Aadan

49

Xiis Muuse Cawl Cali

50

Xuseen Arab Esse Xayd

51

Xuseen Cabdisalaan

52

Yusuf Dirir Abdi

53

Zakariye Xuseen Aare5
 Beesha Hawiye

1

C/qadir Cosoble Ali

2

C/raxman Ibrahim Ali

3

Cabdirahman Kulmiye   Hirsi

4

Cabdisamad Maxamud   Xasan

5

Cabdulkadir Mohamed   Aden

6

Cabdullahi Jama   Hussein

7

Amina Mohamed Abdi

8

Bashiir Addow Alassow

9

C/laahi Goodax Barre

10

C/laahi Maxamed Adan

11

C/qadir Sheekh Xanafi

12

Caasha Xaaji Cilmi

13

Cabdi Axmed Dhuxulow

14

C/sataar Sh. C/salaam   Sh. Xasan

15

Cali Nuur Xuseen Cali

16

Cali Yuusuf Cusman

17

Ciise Wehelie Maalin

18

Cismaan Maxamed Cabdi

19

Cumar Islow Maxamed   Abukar

20

Cusman Xaaji Cali

21

Daahir Aamin Jeesow

22

Daahir Xasan Cabdi

23

Mahad Maxamed Salaad

24

Maxamed Abukar Islow

25

Maxamed C/laahi Xasan

26

Maxamed Hasan Ibrahim

27

Maxamed Maxamud Guure

28

Mohamed Ahmed Nur

29

Mustafa Sh. Cali   Dhuxulow

30

Nadifo Maxamed Osman

31

Nuur Iidow Beyle

32

Qaali Axmed Diiriye

33

Sacdiyo Cumar Sheegow

34

Samira Xasan Cabdulle

35

Shuriye Mumin Afrax

36

Xasan Macalin Maxamed

37

Yuusuf Geele Ugaas
Displaying 1 Comments
Have Your Say
  1. dahir says:

    inantan ubax wa ay wareertay comentskana looguma tala galin in lagu qoro aflagaado noocaas ah waxaa la rabaa qofku inuu fikirkiisa dhiibto oo an la jaaifayn suxufiyiinta umadoooda u shaqaynaya waxaana ceeb ah ubaxay adoo gabr ah waxa afkaaga ka soo baxaya w**o iwm waa ku ceeb gabdhaha somaliyeed tan xigta qof walaalka ah oo ilaahay oofsaday hadana islaamnimo ku dhintay inaad dhahdid waa uu baqtiyey anagaana habaarnay taasna waa kugu ceeb dadku waa ehel wana walaaloka fiirso hadaladaas wll waa iga nasteexo inkastoo aad dumar thy caqliga dumarka qaarkiisna uu la mid yahay kan ilmaha 5 sano jira.