Published On: 7 September 2012 7:11 pm

Khudbaddii Madaxweyne Obama uu ka jeediyey Kulankii Xisbiga Dimuqraadiga 2012 (Obama 2012 DNC)

Halkan hoose waxaad ka daawan kartaan khudbaddii taariikhiga ahayd ee ruxday dhamaan ka qaybgalayaashii iyo daawadayaashii fursadda uhelay inay dhegeystaan. Khudbaddani waxa madaxweyne Obama jeediyey kaddib markii loo magacaabay inuu yahay musharaxa madaxweynaha ee 2012. Hoos riix.

http://www.youtube.com/watch?v=Hd8MFmUDbg4

Editor: Taleex Media