Published On: 15 September 2012 11:14 pm

Madaxweynaha JFS oo waraysi dhinacyo badan leh lala yeeshay (Dhegeyso)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaliga Soomaaliya ayaa waraysi khaas ah siiyey Idaacadda VOA. Waraysigaas waxa Madaxweynuhu kaga hadlay qodobbo badan oo ay ka mid yihiin; Maxaa sabab u’ahaa guushaadii? Maxaad ka qabtaa midniada Soomaaliya, Masii wadaysaa  wadahaddaladii ufurmay Somaliland iyo Dawladdii kaa horreysey ee kumeelgaadhka ahayd (TFG). Waxaa kaloo ka mid ahaa waraysigaa bal fikirka uu ka qabo Al-Shabaab iyo siduu xalka u arko.  Qodobadaaas iyo kuwo kale Madaxweynahoo ka hadlay Hoos ka dhegeyso.

Halkan Riix

Source: VOA