Published On: 16 September 2012 5:17 pm

Khudbadihiii Raisal Wasaasre Gaas iyo Raysal wasaaraha Ethiopia (Video)

Waxaannu halkan hoose idiinku soo bandhigaynaa  laba muuqaal oo midna yahay  Khudbaddii uub ee  Raisal Wasaaraha cusub ee Ethiopia ka jeediyey Munaasabadda Caleemasaarka Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kan kalena yahay, khudbaddii uu munaasabadda  ka jeediyey Raisal wasaarihii hore Mudane Cabdiweli Gaas.

 

1)  Raisal Wazaare Gaas

2) Ethiopian Prime Minister