Can Somalia’s leader contain the al-Shabab? (Top Video)
Waxa halkan hoose aan idiinku soo gudbinaynaa barnaamij xiiso badan oo ay soo diyaarisay TV ga Aljazeera. Barnaamijkani oo ah dood ku saabsan “Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ma xakamayn karaa Al-Shabab” Waxa doodda ka qayb gelaya; Waswiirkii Dastuurka ee TFG da Mudane C/Raxmaan Xoosh Jibriil, GuGuddoomiye kuxigeenka Baarlamaanka Kenya Mudane Faarax Macallim Dawaarre iyo Safiirkii hore ee Maraykanka ufadhiyi jirey Ethiopia Mudane David Shinn. Dooddan oo xiiso badan oo dhammaystiran hoose ka daawo













