Shir Gaar ah oo loogu qabtay Soomaaliya Xarunta Qaramada Midoobay ee New York (Video Daawo)
Halkan hoose waxaad ka daawan kartaan shir jaraa’id oo ay qabteen madaxdii shirka hagaysey oo uu ka mid yahay raysalwasaaraha Soomaaliya. Waxaad kaloo ka daawan kartaan su’aalo iyo jawaabo la waydiinayo madaxdii shirkan qabatay oo uu ka midyahay Raisal wasaaraha Soomaaliya.
Shirkii oo dhammaystiranna waxaad ka daawan kartaan hoos.













