Published On: 10 June 2013 3:27 pm

Dhegeyso: Dad masaakiin ah ayaa dagaal Xamar laga soo abaabulay la geliyey loogana cararay (Afhayeenka Jubaland)

Share in top social networks!

Afhayeenka maamulka jubaland mudane C/Naasir Seeraar ayaa saxaafadda uga warramay xaaladda magaalada Kismaayo isagoo sheegay inay xaaladdu imminka deggantahay. Mudane Seeraar wuxuu kaloo sheegay in xoogag Shabaab ah Xamar lagasoo abaabulay si ay Kismaayo khalkhal uga abuuraan, hase yeeshee ciidanka Jubaland ay gacan bir ah kaga hortageen marwalbana ay diyaar uyihiin siday degaanka uga difaaci lahaayeen moryaanta Xamar lagasoo abaabulo iyo oo gacansaarka la leh argagixisada Shabaab.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Share in top social networks!

Switch to our mobile site