Published On: 10 June 2013 6:22 pm

Dhegeyso: Xildhiibaannada Kenya oo taageeray Jubaland dawladda Soomaaliya ugu baaqay inay Sharaciga Federaalka ixtiraamto

Share in top social networks!

 

adan-bare-ducaale-300x200 coloowXildhibaannada Soomaalida ee waddanka Kenya ayaa ka hadlay arrmaha Jubaland iyo colaadda ay Dawladdi Somaaliyeed ee laga faliyey inay amniga ka shaqayso ay ka hurinayso degaanada Shabaabka laga xoreeyey oo Jubaland gaar ahaan Kismaayo.

Xildhibaannada Kenya waxay sheegeen inay taageersanyihiin Maamulka Degaanka Jubooyinka ee u madaxweynaha ka yahay Sheekh Axmed Madoobe, waxay kalo sheegeen inay Kenya hanti badan iyo nafba ku bixisay sidi Shabaabka looga xorayn lahaa degaanada Jubaland oo ay deris wadaagaan Kenya aminigooduna ku xidhanyahay. Waxay dawladda Soomaaliya ugu baaqeen inaanay ka hor iman rabitaanka shacabaka dastuurkaa ixtiraamto colaadda ay a urinayso Jubooyinkana ay faraha kala baxdo.

 

Haddaba hoos ka dhegeyso Guddoomiyah Xsbiga talada haya ee Kenya Xildhibaan Aadan Barre Ducaale iy Xildhibaan Cabdiraxmaan Coloow oo ka hadlaaya arrimahaas

Codkii Guddoomiya Xisbiga Talada Kenya haya MP Adan Barre Ducaale

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

MP. Cabdiraxmaan Colow

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Share in top social networks!