Caaqil Camey
By Taleex Media On Thursday, May 10th, 2012
0 Comments

Caaqil Camay Oday Daarood, Hakaraama seegina Habaar la igu kariwaayee

Caaqil Camay waa oday Dhulbante oday Harti Oday Daarood, Waxyaalaha uu caanka ku yahay ayaa waxaa ka mida hal adeeyg, Wada tashiga u la sameeyo dadka ku xeeran, Cibaabada iyo sunaha oo ka muuqda, Deeqsinimo, Geesinimo More...

hilaali
By Taleex Media On Thursday, May 10th, 2012
0 Comments

“Dhulbahante Waa ku qaldan yahay in uu Sanaag Sheegto”

Ugaas Xasan Hilaali oo ka mid ah madax dhaqameedka Sanaag oo ku sugan dalka Kenya ayaa sheegay in beesha Dhulbahante aysan degmo ka degin gobolka Sanaag isla markaana sheegashadoodu qalad tahay. Ugaaska oo u waramayay More...

buuhoodle
By Taleex Media On Wednesday, May 9th, 2012
0 Comments

Cayn State of Somalia oo lagu dhawaaqay (Dhagayso)

Maamul Lamagac Baxay Cayn state oo lagaga dhawaaqey cariga Mareykanka shabakada kalshaalenews oo wareysi la yeelatey masuliyiinta Mamulkaas mid kamida wareeysigaas oo dhinacyo badan tabanaya Chif Caqli Jamac Mayal More...

Boqor Cabdilaahi
By Taleex Media On Tuesday, May 8th, 2012
0 Comments

Boqor Cabdilaahi iyo Caaqil Camey oo ka hadlay shirka madaxda dhaqanka (Video)

Kulan qado ah oo maanta dhexmaray raysal wasaaraha Soomaaliya iyo qaar ka mid ah madaxda dhaqanka Soomaalida ayaa waxaa uu Dr Cabdiwali Cali Gaas dardaaran u jeediyay madaxda dhaqanka Soomaalida. Kulankaa waxaa More...

Dr Jimcaale
By Taleex Media On Tuesday, May 8th, 2012
0 Comments

Maxaa lagu xasuusan doonaa Dr Jimcale

Mahad oo dhan waxa ay sugnaatay eebe wayne,  Naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaato suubaneheenii maxamed . Ugu horrayn aan uga faa’iidaysto inaan tacsi u diro dhammaan umada soomaaliyeed More...

garaado
By Taleex Media On Tuesday, May 8th, 2012
0 Comments

Ergadii Khaatumo oo loo diiday in ay galaan shirka dastuurka

Afar xubnood oo ka mid ah ergadii Khaatumo oo isu diyaariyay in ay ka qayb galaan shirka ayaa laga hor istaagay ka dib markii ay ku guul daraysteen in ay helaan kaararka aqoonsiga ee lagu galayay shirka kuwaas oo More...

boocame
By Taleex Media On Tuesday, May 8th, 2012
0 Comments

Faahfaahin ku saabsan Qarax ka dhacay Degmadda Boocame

Qaraxan oo ahaa nooca gacanta laga tuuro ayaa ka dhacay degmada Boocame ee Gobolka sool gaar ahaan goob laga daawanayey Tv,waxaana halkaas dhawacyo kasoo gareen 2 qof oo dhawacyadoodu kala duwanyihiin. Qaraxa ayaa More...

Garaad-Cabdullaahi-Cali-Ciid
By Taleex Media On Tuesday, May 8th, 2012
0 Comments

“Puntland Shirka Way ka Bixi Haddii aan Nagala Dayn…” (Cod)

Garaad Cabdilaahi Cali Ciid oo ka mid ah madaxda dhaqanka Puntland ayaa ka xogwaramay shirka isimada Soomaaliyeed uga socda magaalada Muqdisho. Garaadku waxaa uu ka hadlay habka loo soo xulayo ergada ansixinayasa More...

Jimaca
By Taleex Media On Tuesday, May 8th, 2012
0 Comments

Wasiiru dowlihii dastuurka Puntland oo geeriyooday

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Farole,kuxigeenka Gen.Cabdi Samad Cali Shire,gudoomiyaha Barlamanka Cabdirashiid Maxamed Xirsi,xubnaha golaha wasiirada iyo barlamanka ayaa maanta 7,May More...

boocame
By Taleex Media On Monday, May 7th, 2012
0 Comments

Qarax ka dhacay Boocame

Qarax nooca gacanta laga tuura ayaa ka dhacay gudaha magaalada Boocame ee gobolka Sool. Wax loo malaynayo bam gacmeed ayaa lagu tuuuray goob lagu daawanayay ciyaaraha (shineemo) oo ku taala bartamaha Boocame. Wararka More...